Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyay weerarkii ka dhacay hotel ku yaalla Muqdisho

0
Qaahira- Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay dadkii ku dhintay Qaraxii ka dhacay dhowaan Hotelka Pearl ee magaalkada Muqdisho. Mudane ,...

Hay’adda SoDMA oo gargaar gaarsiisay shacabka ku dhaqan Afmadow

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa gargaar Beni’aadannimo waxa ay gaarsiisay degmada Af-madow ee gobolka Jubbada hoose. Gargaarkan ayaa loogu talagalay dadka abaaraha ay ku saameesay...

Ra’iisal wasaare Xamse oo daah furay xafiiska gar-maqalka dadweynaha ee NISA

0
Ra’iisul wsaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre oo kormeer ku tagey xarunta Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa daah furay Xafiiska...

Taliye ku xigeenka Boliiska oo Muqdisho tababar uga furay ciidan Taraafiko ah

0
Taliye ku xigeenka ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sareeye guuto Cismaan Cabdulahi Maxamuud (Kaniif), ayaa Akademiyadda Boliiska ee Jeneral Kaahiye tababar xirfadeed uga furay saraakiil ka...

Soomaaliya oo ku sii dhawaanaysa dhammaystirka geedi-socodka deyn cafinta

0
Nairobi: Waxaa maanta magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ka furmay shirka hannaanka deyn cafinta Soomaaliya, kaas oo socon doona muddo 4-maalmood ah, waxaana...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo maanta hortagay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta hortagay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka JFS, Kulanka oo uu...

Haya’adda Socdaalka JFS oo sheegtay in aan wax isbeddel ah lagu samayn habraacii Socdaalka...

0
Haya’adda Socdaalka iyo jinsiyaddaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku cadaysay in aanu jirin wax laga beddelay habraaca socdaalka Qurbejoogta Soomaaliyeed...

Wasiirka Warfaafinta oo tababbar u furay xubno ka mid ah hawl-wadeenada warbaahinta Qaranka

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho Tababbar uga furay xubno ka socday warbaahinta Qaranka gaar ahaan warbaahinta...

R/Wasaarihii hore ee Dalka Talyaaniga oo ku dhintay da’da 86

0
Silvio Berlusconi, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dalka Talyaaniga ayaa ku geeriyooday Magaalada Milano  ee dalkaasi,isagoo da’diisa lagu sheegay  86-jir Wuxuu ku dhintay isbitaalka San Raffaele...

Wasiirka Amniga XFS oo kulan la qaatay Danjire Souef Mohamed El-Amine

0
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa shalay magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Gaarka ah ee Gudoomiyaha Golaha...