Wararka

Madaxweynaha Maraykanka oo dhiggiisa Shiinaha ku tilmaamay kaligii taliye

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa ku tilmaamay dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping, inuu yahay Madaxweyne xil jecel oo kaligii taliye ah. Biden, ayaa hadalkan ka sheegay...

Duqa Muqdisho oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shir gaar ah oo ku saabsan dardar gelinta Sugida amniga...

Khawaarijta Al-shabaab oo dad rayid ah ku xasuuqay Gobolka Shabeellaha Hoose

0
Ugu yaraan 3-qof oo shacab ah ayaa ku geeriyootay in ka badan 20 kalena waa ku dhaawacmeen miinooyinka dhulka lagu aaso oo ay Khawaarijta...

Bankiga dhexe oo daah-furay hannaan casri ah oo fududeynaya lacag bixinta iyo wax kala...

0
Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa daah-furay hannaan casri ah oo loo yaqaan SOMQR, kaas oo fududeynaya habka lacag bixinta iyo wax kala iibsiga. Hannaankan SOMQR...

Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyey muwaadiniintii ku geeriyooday dagaalka Garoowe

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ka tacsiyeeyey muwaadiniinta birmo-geydada ah ee ku nafwaayey dagaalka maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad-goboleedka Puntland. Madaxweynaha ayaa ku celiyey...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Washington

0
Washington: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka SoSoomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya fadhiga golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa...

Ra’iisal wasaare Xamse oo u ambabaxay boqortooyada Sucuudiga

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda FS mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa caawa u ambabaxay waddanka boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaas oo uu ku soo gudan doono waajibaadka...

Ergayga wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland oo la kulmay safiirka Sucuudiga

0
Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa kullan la qaatay safiirka dowladda Sacuudiga...

DEG DEG: Horjooge sare oo lagu dilay Galgaduud

0
Galcad: Ciidamada dowladda iyo ku deegaanka ayaa goor dhaw qaarijiyey horjooge Siciid Cali Maxaa dheere oo ahaa Gudoomiyaha Deegaanada kala ah Cali afrax xiltiro...

Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo tababar u furtay hawl-wadeenno ka tirsan hay’adaha dawladda

0
Guddoomiye  ku-xigeenka hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Adan ayaa maanta magaalada Muqdishu ka furay tababar ku saabsan maareynta iyo Isuduwidda hawlaha baniaadanimo...