Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo soo gabagabeeyay booqasho uu ku tagay Austria

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda FS Mudane Abshir Cumar Jaamac  ayaa soo  gabagabeeyay kulan  uu kaga qeybgalay Dalka Austria oo la xiriiray Mamnuucidda Tijaabinta Hubka...

Wasiirka Awqafta XFS oo kormeeray goobaha la dejiyay xujeyda Soomaalida ee Miina

0
Wasiikar Awqafta iyo Arrimaha Diinta XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa kormeer ku tagay goobaha la dajiyay xujeyda Soomaaliya ee...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo ka hadlay qodobbo la xiriiray ganacsiga xoolaha ee Soomaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa sheegay in ka badan malyan iyo labo boqol oo neef oo xoolo ah sanadkaan laga...

Madaxweynaha JFS oo sheegay in toban kun oo macallimiin ah lagu biirin doono nidaamka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qorshaha dowladda ee dhanka Waxbarashada ay tahay mid ahmiyad weyn ugu fadhiso, isla...

Madaxweynaha JFS oo Khudbad ka jeediyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa si faah faahsan uga hadlay xaaladda amniga...

Ku-simaha Ra’iisal wasaaraha Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga

0
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa u soo xiray Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka. Tababarkan oo...

Danjiraha QM u qaabilsan Soomaaliya oo ka hadashay xaaladda Dalka

0
Wakiilka gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing, oo ka hadashay kullankeedii ugu horeeyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in...

Ciidanka Xoogga Dalka oo ATMIS kala wareegay saldhigii labaad ee ku yaalla Hirshabeelle

0
Taliska Ciiddanka Xoogga Dalka oo fulinaya heshiiskii la wareegidda amniga guud ee dalka ayaa maanta howlgalka ATMIS kala wareegay saldhigga Mirtaqwo ee dowlad gobolleedka...

Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska oo ka qaatay Salaan Sharaf Ciidan Tababar uga Socdo Akadeemiyada...

0
Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed,S/Guuto. Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif), ayaa salaan sharaf ka qaatay cutub Ciidan ah oo tababar cusbooneysiin iyo dhiboow ah ugu...

Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo soo dhaweyay shirka looga hadlayo Xasillinta iyo...

0
Anita Kiki Gbeho, Sii-haya ahna Kuxigeenka ergayga UN-ka ee Soomaaliya oo ka hadashay kulanka heerkiisu sareeyo ee Xasillinta iyo soo Kabashada hore ayaa ka...