Wararka

Wasaaradda Tamarta XFS iyo Shirkadaha bixiya adeega biyaha ee gobolka Banaadir oo ka wada...

0
Wasiirka  Wasaaradda Tamarta Iyo Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jaamac Taqal Cabaas oo ay wehliyaan wasiir ku xigeenka Wasaaradda, wasiiru-dowlaha Wasaaradda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda...

Duqa Muqdisho oo daah furay olole bilic soo celin ah oo loogu diyaar garoobayo...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah furay ololaha bilic soo celinta iyo Nadaafada Caasimadda kaas oo ay...

Guddoomiyaha Maxkamada Sare JFS oo daah-furay Shirkii 4aad ee Madasha Garsooreyaasha Dalka

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Shirkii 4aad ee Madasha Garsooreyaasha Dalka...

Taariikh Nololeedka taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

0
:-S/Guuto Ibraahim Shiikh Muxudiin, Taliyaha Ciidanka CXD, waxa uu ku dhashay Muqdisho Sanadka Markuu ahaa 1960-kii. Waxbarasadiisa Hoose iyo Dhexe waxa uu ku qaatay Dugsiga...

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo xilalka u kala wareejiyay Taliska cusub ee Ciidanka Xoogga iyo...

0
Wasaaradda Gaashandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa saaka xilalka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin...

TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTA 45-AAD).

0
Axmed wuu gartay. “Maxay tahayda” aabbihii inay su’aalo badan huwan tahay, wuxuuse ugu soo gaabiyey, “Waa ardayad dugsiga sare dhigata.” “Dadkooda ma taqaan?” Su’aashaas dadban...

JACAYLKII QALLIINKA OO ISKU BADALAY QISO NAXDIN LEH (QEYBTA 1-AAD)

0
Qisada naxdinta iyo argagaxa leh ee aynu moogan idiin warin doonaahi waxay ku saabsan tahay gabar soomaaliyeed oo lagu magacaabo qadra. Qadra waxay ku soo...

HANTIDA BADAN QANACSANAANTA KA MUHIIMSAN

0
Malmaha malin ka mid ah ayaa Aabe taajir ah wiilkisa u waday safar si’ uu u soo barto nolasha faqiirnimada ,waxay muddo shan cisho...

GANACSIYO NOOC CUSUB AH OO LAGU ARKAYO MUQDISHO

0
Muddooyinkan dambe Muqdisho waxaa ku soo biiraya hindiseyaal ganacsi oo cusub oo aan dalka hore uga jirin. Waxaan la kulmay gaari lagu magacaabay suuqa wareega...

DOWLADDA SOOMAALIYA OO KU BIIRTAY URURKA BARIGA AFRIKA

0
Dalka Soomaaliya waa Dal madaxbanaan oo afrika ah kuna yaala geeska Afrika lehna xeebta ugu dheer geeska Afrika sidoo kalena leh kheyraad kala duwan...