Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan midnimo

0
)-Ra’isul wasaaraha XFS Mudane , Xamse Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan Midnimada, Amniga iyo Hormarinta dalka. Ra’iisul Wasaare Xamsa...

Ciidamada Danab iyo Gorgor oo burburiyey fariisimo Khawaarijtu ku lahayd deegaano ka tirsan Galgaduud

0
Galcad: Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Gorgor ayaa howlgal qorsheysan ku burburiyey fariisimo ay Khawaarijtu ku lahayeen deegaano hoos taga degmada Galcad ee gobolka...

Agaasimaha cusub ee hay’adda socdaalka oo kormeeray xafiisyada shaqada ee hay’adda

0
Agaasimaha guud ee ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliyeed mudane Axmed Siciiid Maxamed ayaa kormeer shaqo oo uu ugu kuurgalayo habsami u socoshada howlaha...

Ra’iisal wasaare Xamse oo guddoomiyey kulan looga hadlayey ku biirista ururka bulshada bariga Afrika

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyey kulan ballaaran oo looga hadlayey u diyaargarowga wadahadallada ku biirista...

Agaasimaha waaxda hab-maamuuska ee wasaaradda difaaca oo xilka la wareegay

0
Wasiir ku xigeen ka wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS ayaa xilka u kala wareejiyey agaasimaha cusub ee waaxda xiriirka dibadda iyo hab-maamuuska wasaaradda difaaca iyo...

Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo hawlgal ku dilay xubin katirsan khawaarijta

0
Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo kaashanayey Ciidanka degaanka Bajeela ayaa howlgal Qorshaysan oo ay ka fuliyeen Duleedka degaanka Baraag-Ciise waxay ku dileen xubin ka mid...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo daah-furay shirweynaha Qurbe joogta Soomaaliyeed,

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay shirweynaha Qurbe joogta Soomaaliyeed, Shirkan ayaa waxa...

Musuq maasuqu wuxuu caqabad ku yahay Dawladnimada Qeybta 1-aad

0
Waa maxay Musuqmaasuq?:- Musuqa Luqada Ingiriiska waxa lagu yiraahdaa(corruption),Carabigana waa(fasaad) Macno ahaanna waa  sharciga oo la qaloociyo iyo wax is daba marin  noocya badan leh(transgression).dhanka...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday xubin katirsan khawaarijta

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka 15 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Yusuf Duqow Xuseen Dhicisow, oo Khawaarijta ka tirsanaa. Duqow ayaa Khawaarijta...

Soomaaliya oo soo ceshaneyso doorkii ay ku lahayd siyaasada Gobolka

0
Soomaaliya oo soo Ceshaneysa door kii ay ku lahayd siyaasadda gobolka iyo xoojinta siyaasadda Arrimaha dibedda. IGAD iyo Urur Goboleedka Iskaashiga Bariga Afrika ma...