Wasaaradda warfaafinta oo Muqdisho ka furtay wadatashi ku aadan istiraatijiyadda Qaran ee warfaafinta
Shirkan oo ay ka qaybgaleen mas’uuliyiin ka kala socday warbaahinta dowladda, xafiisyada warfaafinta ee wasaaraha dalka, gobolka Banaadir iyo warbaahinta madaxa banaan ayaa waxaa...
Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo soo xiray shirweynaha Qaran ee dhallinyarada
Ku simaha Ra’iisul wasaaraha ahna ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa maanta soo xiray shirweynaha Qaran ee dhallinyarada Soomaaliyeed, kaas oo Muqdisho ka socday...
Saraakiil ka tirsan wasaaradda maaliyadda oo musuqmaasuq loo soo xiray
Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa soo xiray saraakiil ka tirsan wasaaradda Maaliyadda kuwaas oo ku eedeysan xatooyo xoolo dadweyne.
Furihii xaqiijinta Amniga caasimadda (Warbixin)
Muddo dheer magaalada Muqdisho waxay dhibane u ahayd dambiilayaasha Khawaarijta oo si kasta ugu qubeystay dhiigga shacabka Soomaaliyeed. Muqdisho waxay astaan u noqotay qaraxyo,...
Madaxweynaha Hir-shabeelle oo Muqdisho kula kulmay safiirka Kenya
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirka dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya Danjire Thomas K....
Wasaaradda isgaarsiinta oo ku wargalisay dadka dagan dhulkeeda Siinka-dheer inay ka guuraan
War rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda dowladda FS ayaa wargalin lagu siiyey dadka dagan dhulka wasaaradda ee ku yaal...
La taliyaha Madaxweynaha JFS ee Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci-Darrada oo bogaadisay howlgallada ka dhanka...
La taliyaha Madaxweynaha JFS ee Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci-Darrada Ah ee Soomaaliya Marwo Mako Maxamuud Muuse ayaa bogadisay howlgallada ay ciidamada amaanka kula dagaalamayaan...
Maxkamada ciidamada oo xukunno kala duwan ku riday Askar ka tirsan dowladda
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukunno kala duwan ku riday askartii ka dameeysay weerarkii ka dhacay isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho,...
Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay maanta dalka Masar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar...
Ciidanka amniga oo fashiliyay qarax Miino oo la dhigay degmada Wadajir
Ciidamada Boliiska degmada Wadajir oo kaashanayo dadka degaanka ayaa fashiliyay qarax argagixisada ay dhigtay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir,kaa oo ay doonayeen in dadka...










