Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo ka qeyb galay Shirka Cimilada Afrika oo ka dhacaya...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda ayaa ka qeyb galay Shirka Cimilada Afrika oo ka dhacaya dalka Kenya.
Shirkan oo ay kasoo qeyb galeen madax badan oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray ciidanka dagaalka kula jira Khawaarijta ee ku sugan Maxaas
Maxaas- Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer ku tagay xerada ciidamada Guutada Cali binu Abiidaalib ee degmada Maxaas ayaa ku bogaadiyey guullaha...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dowladda Qatar kala hadlay in ay garab ku siiso ciribtirka...
Doxa-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta kulan muhiim ah la...
Xildhibaanno iyo Odayaasha dhaqanka oo la dardaarmay Ciidanka dib u xoreynta
Xildhibaannada iyo Odayaasha dhaqanka kasoo jeeda degmooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri ayaa dhiirrigalin iyo ballanqaadyo u sameeyay ciidanka xoreynta deegaannadaas.
Xildhibaan, Maxamed Abuukar Jacfar ayaa la...
Soomaaliya iyo QM oo ka wada hadlay horumarinta maal gashiga dalka
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xasan Shire oo uu wehliyo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta, Mudane Muuse...
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MARXUUM AXMED NAAJI
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi u diray dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoyska, ehellada iyo bahda...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay koofurta Mudug
Gaalkacyo- Ciidamada Xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa deegaanka ayaa saaka howlgal qorshaysan ka fuliyay dhulka miyiga ah ee u dhaxeeya Qeycad iyo shabeelloow...
Madaxweynayaasha Ruushka iyo W/Kuuriya oo bishaan ku kulmaya Moosco
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa qorsheynaya inuu bishaan safar booqasho ah ku tago Ruushka si uu ula kulmo madaxweyne Vladimir Putin, sida...
Wasiirka gaadiidka XFS oo Sacuudiga kaga qayb galay shirka horumarinta iyo gaadiidka badaha
Jeddah- Wasiirka Wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda JFS Amb. Cabdullaahi Axmed Jaamac ayaa maanta Magaalada Jeddah ee Dalka Sucuudiga uga qayb galay shirka horumarinta...
Dr:Xasan Sh:Waxaan ku baaqayaa in qof kasta uu door ku yeesho xoreynta Dalka (WARBIXIN)
Howlgal Milateri oo dhawaan ka dhacay deeegaanka Dumaaye ee Gobolka Mudug ayaa lagu burburiyay xaruntii Khawaarijta ee Koonfuurta Gobolka Mudug, iyadoo Howlgakaan oo ay...










