Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay Jardiinka Arbaca Rukun
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay dib u casriyeynta Jardiinka Arbaca Rukun ee Degmada Xamar weyne...
Wasiir Dawlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS oo shir uga qeyb galay Magaalada Addis...
Shirkan oo heer Wasiir ahaa oo ay soo qaban qaabisay Urur Goboleedka IGAD ayaa ujeedkiisu ahaa in lagu ansaxiyo labada Istiraatiiji ee kala ah ...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la Qaatay Wasiirka Gaashaandhiigga Mareykanka
Washington:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ka, Xoghayaha Difaaca...
Warbixin:-Horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta oo kala shaki soo kala dhexgalay uu sababay in qaar...
Ciidamad xoogga dalka ayaa sare u qaaday howlgallada ka dhanka Maleeshiyada Khawaarajita ee Al-shabaab looga xoraynayo qaybah yare ee ay ku harsan yihiin gobolada...
In ka badan 40 Maleeshiyaad iyo Horjoogeyaal oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeelaha...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka NISA oo kaashanaysa Saaxiibada Caalamka ayaa howlgal qorsheysan ka fulisay Gobalka Shabeelaha Hoose gaar ahaan Beerta Faay Yuusuf oo...
Shir looga hadlayo istiraatiijiyadda xafiisyada xeer ilaalinta oo Muqdisho ka furmay
Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir wadatashi ah oo ku aaddan diyaarinta qorshaha Istaraatijiyadda iyo hawlaha xafiisyada xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo xeer...
Wasiirka batroolka iyo macdanta oo la shiray ganacsatada Shidaalka iibisa
Wasiirka wasaaradda batrolka iyo macdanta dowladda FS mudane Dr Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa maanta kulan la qaatay dhammaan ganacsatada shirkadaha ka shaqeeya Shidaalka.
Shirka ayaa...
Faah-faahinta weerarkii ay khawaarijta ku qaadeen degmada Baardheere
Ciidanka Itoobiya ee ku sugan magaalada Baardheere ee dowladda Soomaaliya ka taageeraya la dagaallanka khawaarijta ayaa ka hortagay weeraro naf halignimmo ah oo Khawaarijta...
Xafiiska Hantidhawrka oo warbixin ka soo saaray lacag ka maqan khasnadda dowladda
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka oo Warbixin ka soo saaray caddadka lacag ka maqan khasnadda dowladda iyo dadaalka ay dowladdu ugu jirto ka hortagga...
Kulan looga hadlayay halista maandooriyaha oo lagu qabtay Muqdisho
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane, Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa ka qeyb galay kulan lagu soo bandhigayay cilmi baaris laga...










