Shirka wadatashiga oo looga hadlayo xaaladda dalka ayaa galay maalintiisi labaad
Waxaa Maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho Shir waxaa lagu gorfaynayo geedi socodka siyaasadda dalka,Amniga,ciribtirka Khawaarijta,dib u Eegista Dastuurka,dimuqoraadiyeynta iyo doorashooyinka.
Madaxweynah XFS Xasan Sheekh...
Musuq maasuqu wuxuu caqabad ku yahay Dawladnimada Qeybta 2-aad
Musuqmaasuqa waa dhaqan haraadi ah oo aan meelna ku lahayn shareecada islaamka iyo dhismaha dowladnimada casriga ah, waxaana jira dadaallo caalamiya iyo mid heer...
Gudoomiyaha rugta ganacsatada Soomaaliya oo kulan la yeeshay dhigiisa Rugta Ganacsiga Serbia
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Cabdikariin Cali Gabayre ayaa safar shaqo ku jooga Magaaladda Belgrade ee Caasimadda Jamhuuriyadda Serbia,waxaana uu kula...
Ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre oo kulan la yeeshay qaar ka mid ah masuuliyiintii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Xalay hoygiisa casho sharaf ugu sameeyay labo kamid ah Ra’iisul Wasaarayaashii dalka soo maray...
In ka badan 16-Khawaarij ah oo lagu dilay Jubbada hoose
Kismaayo: Ciidanka Kumaandoosta Danab iyo daraawiishta Jubbaland ayaa caawa burburiyey saldhig ay Khawaarijtu ku lahaayeen duleedka deegaanka Weelmaaro ee gobolka Jubbada hoose, halkaas oo...
Ciidanka Sirdoonka oo hawlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey xuduuda labada Shabeelle
Ciidanka sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka ee NISA ayaa howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey xuduuda ay wadaagaan gobollada Shabeelooyinka, gaar ahaan tuulooyinka...
Wasiirka cusub ee wasaaradda maaliyadda oo xilka la wareegay
Wasiirka cusub ee wasaaradda maaliyadda xukuumadda FS mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xilka kala wareegay wasiirkii xilkan kaga horreeyey mudane Dr Cilmi Maxamuud...
Ra’iisal wasaare Xamse oo xilka u kala wareejiyey wasiirka cusub ee wasaaradda shaqada iyo...
Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr.Maxamed Cilmi Ibrahim ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay wasiirkii hore ee...
Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo warqadaha aqoonsiga u gudbiyey guddiga dhaqaalaha Afrika ee Qaramada...
Addsi Ababa: Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa warqadaha aqoonsiga u gudbiyey Gudoomiyaha guddiga dhaqaalaha Afrika ee Qaramada...
Munaasabad xil-wareejin oo ka dhacday Wasaaradda Caafimaadka
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12 July 2023, lagu qabtey Xaflad si heer sare ah...










