๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐ซ๐ซ๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ ๐...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo xiray Shirkii 35-aad ee Caadiga ahaa ee Wasiirrada Gaashaandhigga Bariga Afrika, kaas...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo shirgudoomiyey kulanka guddiga joogtada
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka 17-aad ee Guddiga Joogtada ah,...
Wasiirka gaashaandhigga XfS oo shirgudoomiyey shirka wasiiradda gaashaandhigga dalalka xubnaha ka ah ciidanka heeganka...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ahna Guddoomiyaha sanadlaha ah ee Wasiirrada Gaashaandhigga ee wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada...
Marwada Madaxweynaha oo kaarka codaynta ka qaadatay degmada Dharkeenley
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan, ayaa maanta kaarka codeynta doorashada golaha deegaanka Gobolka Banaadir ka qaadatay degmada Dharkeenley oo ka...
Wasiirka Dekadaha XFS oo boogaadiyay kaalinta wasiirrada ee ansixinta Xeer-nidaamiyaha Buugga Badmaaxa
Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kaga Mahadceliyay Golaha Wasiirada oo ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Buugga Badmaaxa Soomaaliyeed,kaasย oo muhiim...
Wasiirka Amniga XFS oo tababar u soo xiray gabdho kamid ah ciidanka Boliiska
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar aqoonkororsu ah usoo xiray qaar kamoid ah gabdho ka socday...
Golaha Wasiirada XFS oo maanta meelmariyay sharciyo muhiim ah
Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankii toddobaadlaha ayaa ka hadlay doorashooyinka dalka, gaar ahaan kuwa golaha deegaanka ee bishan...
Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno kamid ah Sh/Hoose
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Ururka 161-aad, oo garab ka helaya cutubka Gawaarida Gaashaman ee MU, ayaa howlgallo qorsheysan oo amni xaqiijin ah ka fuliyay...
Wasiirka Amniga XFSโMuqdisho ma jirto maalin ay ka amni badan tahay maanta,
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Farataag oo ka qeybgalay kulan u qabsoomay Heyโadda Socdaalka ayaa sheegay in xilligaan ay jiraan ifafaallo...
Ciidanka Xoogga oo howlgal ku soo qabtay gaadiid iyo walxo kamid ah kuwa qarxa
Ciidamada Gaarka ah ee Gor-Gor ee Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamada Deegaanka ayaa fuliyay howlgal amni xaqiijin ah oo si guul leh uga...










