Wararka Gudaha

Qaaqlayaasha iyo Al-shabaab oo isku Af noqday (WARBIXIN)

0
Waxaa jiray waqti ay si baaxad leh u kobceen Maleeshiyadka Khawaarijta ah ee Al-shabaab, waana sanadadii 2017-kii ilaa iyo horraantii sanadkii 2022-kii waxay aheyd...

Madaxda Galbeedka Afrika oo ku hanjabay faragelin mileteri oo ka dhan ah Niger

0
Hogaamiyayaasha Galbeedka Afrika ayaa ku hanjabay in ay tallaabo militari ka qaadi doonaan hoggaanka Niger kadib markii ay talada dalkaasi kula wareegeen afgambi todobaadkii...

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Madaxda Bangiga adduunka

0
Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa  kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Bangiga adduunka oo uu hoggaaminayay ku xigeenka madaxa Bangiga...

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Madaxda Bangiga adduunka

0
-Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa  kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Bangiga adduunka oo uu hoggaaminayay ku xigeenka madaxa Bangiga...

R/wasaare Xamse “In galabta aan ku kulanno fagaraahan Heliwaa waxay caddeyn u tahay horumarka...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta Degmada Heliwaa kaga qayb kulan lagu xoojinayo wada shaqeynta hay’adaha nabad galayada...

Wasiirka ku xigeen Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan u dhaxeeyay wasaaradda Arrimaha Gudaha...

0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdixakiim Abshir ayaa Shir Guddoomiyay kulan u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha...

Waa kuma horjoogaha sare ee Khawaarijtu qarisay dhimashadiisa? (Warbixin).

0
Jab waliba oo ay qariyaan Khawaarijta, baaris ka dib, waxaa soo bandhigta warbaahinta qaranka. Markan waxaan idin haynaa horjooge Khawaarijtu ay qariyeen dhimashadiisa, waa kuma...

Wasiirka Amniga XFS oo maanta hortagay guddiga Amniga iyo Difaaca ee Aqalka sare

0
Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo gudanaya waajibaadkiisa Dastuuriga ah ayaa maanta xafiiska ugu yeeray Wasiirka Wasaaradda Amniga...

Guddiyada Xeer hoosaadka labada Gole ee Baarlamaanka JFS oo kulan wadajir ah yeeshay

0
Guddoomiyaha Guddiga Xeer-hoosaadka Aqalka Sare Senator Cabdiwali Maxamed Ibraahim (Xaabsade) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Guddiga Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa shir...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshad XFS oo la kulmay wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed  Cilmi  Ibraahim ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya, Marwo...