Wararka Gudaha

Hay’adda SoDMA oo gargaar gaarsiisay qoysas danyar ah

0
Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa maanta Xaafada Weydow ee degaanka Garasbaaley waxa ay gargaar ugu qeybisay 3,000 oo Qoys oo iskugu...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo tallaabo hore loo qaaday ku tilmaamay War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tallaabo hore loo qaaday ku tilmaamay War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Qaran ee u dhexeeyey...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay wafdi ka socda Dalka Finland

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay weheliyaan lataliyeyaal-sare iyo agaasimayaal ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay hoggaamineysay Emma...

Ergayga madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Somaliland oo la kulmay wakiilka QM ee Soomaaliya

0
Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka u qaabilsan arrimaha Somaliland Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa kullan muhiim ah la qaatay wakiilka Qaramada Midoobay u...

Golaha Wasiirrada XFS oo ka hadlay qodobbo dhowr ah oo ay ku jireen ansixinta...

0
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ansixiyay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo...

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah furay shir Isbeddelka Cimilada

0
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah furay shir heer caalami ah oo lagu midaynaayo barnaamijka wasaaradda deegaanka iyo Isbeddelka cimilada ee Soomaaliyada...

Lix ruux oo ku dhintay bannaanbaxyo ka dhacay Kenya

0
Muddo toddobaad ah gudohood waxaa markii labaad dalka Kenya,gaar ahaan Mirobi iyo magaalooyin kale  ka dhacay bannaanbaxyo looga horjeedo dowladda, kuwaas oo hakad galiyay...

Shirka wadatashiga oo looga hadlayo xaaladda dalka ayaa galay maalintiisi labaad

0
Waxaa Maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho Shir waxaa  lagu gorfaynayo geedi socodka siyaasadda dalka,Amniga,ciribtirka Khawaarijta,dib u Eegista Dastuurka,dimuqoraadiyeynta iyo doorashooyinka. Madaxweynah XFS Xasan Sheekh...

Musuq maasuqu wuxuu caqabad ku yahay Dawladnimada Qeybta 2-aad

0
Musuqmaasuqa waa dhaqan haraadi ah oo aan meelna ku lahayn shareecada islaamka iyo dhismaha dowladnimada casriga ah, waxaana jira dadaallo caalamiya iyo mid heer...

Gudoomiyaha rugta ganacsatada Soomaaliya oo kulan la yeeshay dhigiisa Rugta Ganacsiga Serbia

0
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Cabdikariin Cali Gabayre ayaa safar shaqo ku jooga  Magaaladda Belgrade ee Caasimadda Jamhuuriyadda Serbia,waxaana uu kula...