Guddoomiyaha hey’adda Maareynta Musiiboyinka oo kulan la yeeshay Danjiraha Dowladda ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay ku xigeenka Ergayga QM ee ...
-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay u Qaabilsan...
1XBET iyo Maxkamadeynta Sarkaal ku turufeeyay Qorya ciidan iyo Hanti shacab
Maxkamadda ciidamada qalabkan sidda ayaa soo gabagabeysay dhgeysiga dacwad loo heysto Xidigle/Boolis Maxamed Tahliil Cabdi oo lagu eedeeyay inuu iibsaday labo qori oo AK47...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir shir jaraa’id ku faah-fahiyay cabashooyin maalmahan ka tagnaa Caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose Xamar ayaa ka hadlay...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta mar kale u fariisatay dacwad ka dhan ah Eedaysanayaal...
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisaneysa fadhiga 3aad ee dhageysiga dacwad loo heysto saraakiil ka tirsan Hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadda.
Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir...
“ Galmudug Maanta waa u Guul, Gafuurra-duubna waa Go’een” (WARBIXIN)
Magaalada Dhuusamareb ee Caasimada Galmudug ayaa dhawaan lagu soo bandhigay dhallinyaro deegaanka ah oo hubeysan, iyo gaadiid dagaal, kuwaasi oo loo diyaariyay inay ka...
Mas’uuliyiin katirsan dowladda oo muqdisho kusoo dhaweeyay la-taliyaha Madaxweynaha Mareykanka.
Waxaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho Mudane Xamse Warfaa oo ah la taliye sare oo Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka u qaabilsan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay xubnaha Golaha uga mid noqonaya Baarlamaanada Afrika
-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay xubnaha Golaha Shacabka uga mid noqonaya Baarlamaanada Afrika, Carribean, Pacific iyo Midowga...
Ra’iisul wasaare Xamse “ Dal horumar ma gaaro dadkiisa oo aan kor u qaadin...
-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayey natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Dhuusamareeb oo uu si ku meel gaar ah...
Dhuusamareeb- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo gaaray...










