Soomaaliya iyo Wadamada Urur Goboleedka Koonfur Bari Aasiya oo Xoojinaya Xiriirkooda.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa magaalada Jakarta ee dalka Indonesia kulan muhiim ah...
Daacish Baxsad ah oo lagu qabtay Gobolka Barri.
Ciidanka Daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa gacanta ku dhigay labo kamid ah maleeshiyaadka Kooxda Daacish, kuwaas oo ku dhuumaaleysanayey Buuraleyda Calmiskaad.
labadaan Argagaxiso ayaa baxsad...
Wasiir Cali Xoosh “Maamulka Waqooyi Bari Dowladda Federaalka waxa ay siin doontaa taageero gaar...
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo ka hadlay xaflad ka dhacday magaalada Laas Caanood ayaa sheegay in...
Ergay Mareykan ah oo booqanaya Gaza iyo dad raashin doon ah oo la dilay
Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka Steve Witkoff ayaa maanta booqanaya Gaza si uu u kormeero goobaha cuntada lagu qaybiyo, sida ay xaqiijisay xoghayaha warfaafinta...
Maamulka gobolka Banaadir oo lacag dhan $200,000 kaga qayb qaadanaya gurmadka abaaraha Awdal
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo maanta kulan la qaatay wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan Dowladda...
Taliyaha Booliiska oo shir guddoomiyey kulanka hoggaanada Booliiska
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta shir gudoomiyey Kulanka Todobaadlaha ee Hoggaanada, Fadhiyada Madaxa Banaan ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed,...
Guddoomiyaha SODMA oo soo dhaweeyay go’aanka golaha wasiiradda ee loogu gurmanayo Awdal
Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ay ku yabooheen lacag dhan...
Shirka Wasiirrada Maaliyadda Africa oo ka furmay Central Africa Republic
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange, ayaa maanta ka qeyb-galay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Wasiirrada Maaliyadaha dalalka Afrika...
Soomaaliya iyo Indonesia oo Kala saxiixday heshiis iskaashi oo muhiim ah
Jakarta:- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan miro-dhal ah kula yeeshay magaalada Jakarta dhiggiisa, Wasiirka Arrimaha...
Golaha wasiirada XFS oo shiray
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ku bogaadiyey Ciidanka Qaranka, masuuliyadda iyo xilkasnimada ay muujiyeen, si looga hortago khasaaraha gaari lahaa shacabka degmada...










