Maxkamadda ciidamada oo Xukun Dil toogasho ah ku fulisay Askari horay Dil u geystay
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil Toogasha ah ku fulisay Shariif Abshir Cabdiraxmaan Jaamac (JiniJini),oo horay xarardheere dil ugu geystay marxuum Saacid Cali...
Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare oo Safar Shaqo u Aaday Dalka Kenya.
Guddiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay dalka Kenya, halkaas oo ay kulamo qibrad wadaag shaqo...
Wasiir Axmed Xasan : Inta Madaxweynaha JFS uu tuutaha xiranyahay ma jiri doono qof...
Wasiirk wasaaradda Kalluumeysiga iyo dhaqaalaha balluuga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Xasan Aadan oo ku sugan Magaalada Bacaadweyn ee gobolka Mudug oo...
Wasiirka kalluumeysiga XFS iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Bacaadweyn oo saakay laga...
Bacaadweyn-Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo dhaqaalaha balluuga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Xasan Aadan iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ay kamd yihiin Xildhibaan...
Wasiirka Amniga XFS iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaaladda Jeddah
Jeddah-Wasiirka wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Maxamed Shiikh Axmed Cali (Doodishe), oo hoggaaminaya Wafti uu ka mid yahay taliyaha Ciidanka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo soo xiray shir weynaha Aqoonsiga Qaran
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta soo xiray munaasabada shirka weynaha Aqoonsiga Dadweynaha oo ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee ururka G77
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Abshir Huruuse ayaa khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee ururka G77+China oo Laba maalin ka ka socday magaalada Havana...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Galmudug iyo...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane,Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda ayaa ka warbixiyay howlgallo ciidanka xoogga iyo saxiibada...
Prime Minister Hamza leaves for the US to attend UN General Assembly
The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, HE Hamza Abdi Barre and a delegation he led left for the United States of...
Ra”iisul wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Dalka Maraykanka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada New York oo ay uga...










