NISA oo hawlgal qorshaysan ku dishay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan...
Xukunka Askari: Maxaad iisoo Fiirsay Darteed ayuu u dilay Muwaadin Muruqmaal ahaa
Dable Booliis Bakar Cabdicasiis Maxamed oo ka tirsan Ciidanka Booliska Gaarka ah ee Haramcad, ayaa lagu eedeeyay dil kas ah oo uu u geeystay...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha wado cusub
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa dhagax-dhigay dhismaha waddo laami ah oo laga hirgelinayo inta u dhaxeysa...
SODMA oo qabanaysa Madasha Arrimaha Bini-aadanimo ee Soomaaliya
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA) waxa ay qaban doontaa Madasha Arrimaha Bini-aadanimo ee Soomaaliya – 𝗖𝗛𝗙 𝟮𝟬𝟮5.
Madashaan ayaa looga hadlaa guud ahaan arrimaha bani’aadannimada dalka,...
Wafdi ka socda dowladda federaalka oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka Beledxaawo
Beledxaawo:- Xildhibaan Baale Ibraahim Cabdi oo ka tirsan BFS, Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Cabdifitaax Cabdulqaadir Faarax iyo saraakiil kale ayaa maanta...
Sheekh Aadan madoobe oo dhagax dhigay mashruuc laga hirgelinaayo Bakool
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa dhegax dhigay mashruuc ceelal biyood looga hirgelinaayo Magaaladda Xudur...
Xildhibaanno ka socda JFS oo booqday xarunta seyniska iyo tiknolojiyadda ee China
Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan magaaladda Beijin dalka Shiinaha ayaa maanta booqday Shirkadda seyniska iyo tiknolojiyada...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shirweynaha Qaramada Midoobey ee Sugnaanta Cuntada Adduunka oo ka dhacay magaalada Addis Ababa.
2- Madaxweyne Xasan...
Soomaaliya iyo Wadamada Urur Goboleedka Koonfur Bari Aasiya oo Xoojinaya Xiriirkooda.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa magaalada Jakarta ee dalka Indonesia kulan muhiim ah...
Daacish Baxsad ah oo lagu qabtay Gobolka Barri.
Ciidanka Daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa gacanta ku dhigay labo kamid ah maleeshiyaadka Kooxda Daacish, kuwaas oo ku dhuumaaleysanayey Buuraleyda Calmiskaad.
labadaan Argagaxiso ayaa baxsad...










