TIIHA SIYAASADEED MAXAA INOOGU SABAB AH?
Tiih waa eray loo adeegsado jahwareerka ku dhaca qofka taas oo uu ku kala garan waayayo dhinaca uu ka socdo iyo dhinaca uu u...
MUQDISHO HA LA HURGUFO (FAALLO)
Kooxda Khawaarijta waxaa caado u ah markii looga adkaado dagaalka fool ka foolka waxay bilaabaan beegsiga Dadka Rayidka, waana taasi inay 29-kii bishii Oktoobar...
ISLAAMKU WUXUU INA FARAYAA NABADDA IYO WADA NOOLAANSHAHA (QEYBTA 1AAD)
Alle ayaa mahad idilkeed u sugnaatay, nabad galyo iyo naxriis nabigeena Muxamed dushiisa ha ahaato. intaa kadib;
Sida lawada ogyahay aadanahu wuu ka cararaa meeshii...
IXSAAN FALE ABAAL WACAN BUU DHAXLAA.
Beri baa waxaa la yidhi nin baa magaalo ku wareeray, waxaana isugu darmay daruufo adag iyo dhibaatooyin lixaad leh, oo dad la'aan, deeq la'aan,...
IXTIRAAM DERISKAADA IYO DADKA KALE
Noloshu waa mid muhiim u ah in uu ka dhex jiro is ixtiraam u dhaxeeya dadka darajo kasta iyo nooc kasta oo ay yihiinba.
Nolosha...
Madaxweyne Laftagareen oo qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka
Baydhabo- Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada KGS ee Magalaada Baydhabo ku qaabbilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka...
Madaxda dowladda qaarkood oo ka qaybgalay salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee marxuum Cali...
Ra’iisul Waaaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre oo ay weheliyaan guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ka qeyb galay Salaadda...
Taliyaha ciidanka dhulka oo gaaray deegaanka Cali Fooldheere ee degmada Mahadaay
Mahadaay: Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed gaashaanle sare Dayax Cabdi Cabdulle ayaa gaaray deegaanka Cali Fooldheere oo hoostaga degmadda Mahadaay ee gobolka...
Chelsea oo caawa la ciyaari doonta kooxda kala dhisan galbeedka London ee Fulham
London:- Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa caawa tobanka fiidnimo la ciyaari doonta kooxda Fulham, xili ay wajahayso xaalad tii ugu adkeyd waayaha kooxda...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo Muqdisho ka daahfuray wajiga 2-aad ee shirka mideynta farriimaha dowladda...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Sooomaaliya, mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfuray wajiga 2-aad ee shirka mideynta farriimaha dowladda...










