Wararka Gudaha

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAFAR SHAQO UGU AMBA-BAXAY DALKA ERETERIYA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya oo ay tababar gaar ah ku qaadanayaan qaar ka...

TOOBIYAHA NABAD RAADINTA LOO MARO

0
Dhibaato kasta xal bay yeelataa haddii la helo jawi wanaagsan, afgarad iyo dadyow u heelan in la gaaro waddada nabadda. Waxaa aad loo soo dhaweeyey...

KEYD DHIGO INTAAD DHALLINYAR TAHAY

0
jiritaanka nooluhu wuxuu ka soo askumaa  uurka hooyada, ka dibna wuxuu u soo gudbaa ifka oo uu waayo kooban joogo, ugu dambeyna goortii caleentiisu...

MUHIIMADDA GUURKA

0
Guurku waa hanaan soo jireen ah oo abuurta aadmiga ku sidkan, wuxuuna udub-dhaxaad u yahay taranka bulshada iyo kala tafiirmiddooda. Barbaar walboo shinkiisa gaadhay iyo...

DHIRTU WAA NOOLE AY KU NOOL YIHIIN NOOLEYAASHA KALE

0
Dhirta waxay ka mid tahay noolaha, waxayna faa’ido weyn u tahay dhammaan noolayaasha kale, sida xayawaanka iyo bini’aadamka. Sida aynu wada ogsoonnahay dhirtu waa hu'ga...

Madaxweyne Laftagareen oo sheegay in dhawaan billaaban doono wajiga labaad ee dagaalka Khawaarijta

0
Madaxweynaha dowladda gobolleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ka qeybgalayay kulan wadatashi ah oo looga hadlayay dar-dargalinta howlgallada ka dhanka ah...

CUDURKA CUNCUNKA OO DAD BADANI KA CABANAYAAN

0
Waxaa jira nooc cusub oo cun cun ah oo dadku u maleeyeen marka hore xasaasiyo. Xasaasiyaddu waa waxyaabo xajiin leh ama wasaqi la falgasho marka...

Golaha Wasiirada ee Galmudug oo ansixiyey Miisaaniyadda 2024-ka “SAWIRRO”

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo ahaa kulan aan caadi aheyn oo uu goobjoog ka ahaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabiley Hoggaamiyaha Maamulka KMG SSC

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) Ra’iisul Wasaaraha...

Madaxweynaha K/G ayaa shir guddoomiyey kulan looga hadlay u diyaar garowga wajiga 2-aad ee...

0
Baydhabo:-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlay u diyaar garowga wajiga 2-aad ee dagaalka Khawaarijta looga...