Shacabka Moqokori oo soo dhaweeyay Ololaha Waxbarasho ee Bar ama Baro
Shacabka magaalada Moqokori ayaa soo dhaweeyay Ololaha Waxbarasho ee “Bar ama Baro’ oo Dawladda Soomaaliya ay si bilaash ah uga hirgelisay magaalada.
Shacabka Moqokori ayaa...
Markab kuwa xamuulka ah oo lagu weeraray marinka Babul-Mandab
Markab kuwa xamuulka qaada ah ,gaar ahaan saliidda shiidaalka iyo kiimikada oo marayay marinka istiraatiijiga ah ee Bab al-Mandeb ee kala qeybiya Bariga Afrika...
Lataliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macalin oo ka warbixiyay Ujeedka & Fursadaha Shirka Amniga Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa maanta in uu Xarunta Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobe ka furo Shirka...
Soomaaliya oo xarunta QM ku qabanayso shir ku saabsan amniga Soomaaliya
New York:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah ku qabanaysa xarunta golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey shir ku saabsan amniga Soomaaliya, dib...
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada New York
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha JFS ayaa halkaas oo uu...
Guddoomiye Madaale oo Duqa Doha kala hadlay dib u cusbooneysiinta heshiiska mataaneynta Muqdisho iyo...
Doha:- Guddoomiyaha goobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Magaalada Doha ee Caasimadda Dalka Qatar kula kulmay dhigiisa Duqa...
Wasiirka Arrimaha gudaha oo Senatorrada Aqalka Sare ka hor akhriyay Hinside sharciyeedka Qaxootiga
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa Xildhibaannada Aqalka Sare ka hor akhriyay Hinside sharciyeedka Qaxootiga iyo Magangalyo...
Wasiir Abshir Huruuse oo khudbad kaga hadlayo xaaladda Gaza ka jeediyey madasha Doha
Doha:- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse oo ku sugan dalka Qatar ayaa khudbad ka jeediyey Madasha Doha...
Agaasime Cabdullaahi Xayir oo 40 Suxufi u furay tababar ku saabsan Ilaha rasmiga ah...
Agaasimaha Guud ee wasaaradda warfaafinta XFS mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa maanta tababar ku saabsan Ilaha rasmiga ah ee laga helo wararka, mabaadii’da Anshaxa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulan gaar ah la yeeshay wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Qatar
Doha:- Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa shalay magaalada Doha kulan kula qaatay wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee dalka...










