Ciidanka xoogga oo howlgal ka dhan ah khawaarijta ka sameeyay degmada Waajib ee gobolka...
Ciidanka xoogga dalka gaar aha Ururka 260aad,ee Qeybta 60-aad ayaa howlgallo Qorshaysan oo lagula dagaalamayo Khawaarijta ka fuliyey deegaano hoos yimaada degmada Waajid ee...
Madaxweynaha JFS oo furay Shirka Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaaa maanta furay...
Ciidanka Xoogga oo howlgllo amniga lagu xaqiijinayo kawada Bariga Gobolka Galgaduud
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaa howlgallo xooggan oo amniga lagu xaqiijinayo ka billaabay degaanka Burujeed oo hoostaga degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud,...
Jubbaland oo Deeq bixiyeyaasha Caalamiga ah kala hadlaya ka hortagga Duufaanta El-Nino
Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa...
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo kulan wadatashi ah la qaadatay Xubno ka socday Wasaaradda Waxbarashada...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay xubno muhiim ah oo ka socday Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.
Kulanka ayaa...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo guddoomiyay kulan farsamo oo saabsanaa Amniga iyo Caddaaladda
Raiisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qayb galay Kulan farsamo oo saabsanaa Amniga, Caddaaladda iyo Dowladd...
RW Xamse ” 30-kii sano ee Soomaaliya colaaddu ma jirtay Dunidu waxaa ay ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in soddonkii sano ee ay Soomaaliya ku jirtay colaadaha iyo dowlad burburka...
Wasiirka Cadaaladda ee XFS oo gaaray magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq
Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macallim Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu qeyb ka yahay xeer ilaaliyaha...
Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia ayaa kulan la yeeshay safiiradda dalalka Algeria iyo Congo ee...
Addis Ababa- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulamo kala duwan la qaatay safiirada dhiggiisa ah ee dalalka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka iyo Mas’uuliyiin kale oo gaaray Magaalada Jawiil ee Gobolka...
Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo katirsan Golaha Shacabka BJFS, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Wafdi ay hoggaaminayan ayaa...









