Wararka Gudaha

Yuusuf Xasan oo khawaarijta ka tirsanaa 15 sano ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga...

0
Yuusuf Xasan Cusmaan oo magaciisa afgarashada ee Khawariijta loo yaqaano u yahay (Diyaarsane) oo ka tirsanaa khawaarijta ayaa isku soo dhiibey Taliska Qeybta 60-aad...

Duqa Muqdisho oo hey’adaha Amniga Gobolka Banaadir kala hadlay dhibkii loo geystay ciyaaryahanada...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay saraakiisha laamaha Amniga Gobolka Banaadir, si wax la...

Dowladda Itoobiya oo lagu eedeeyay xasuuq wadareed ka dhan ah Qowmiyadaha daga dalkaas

0
Dowladda Itoobiya oo lagu eedeeyay xasuuq wadareed ka dhan ah Qowmiyadaha daga dalkaas XIGASHO ADDIS STANDARD Isticmaalka aan loo meel dayin ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Shir guddoomiyay kulan guud ee Golaha Shacabka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan ku-xigeenadiisa ayaa maanta waxaa uu shir guddoomiyay kalfadhiga...

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS oo shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad ee Golaha Aqalka Sare

0
-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weheliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad kulankiisa...

SOO KABASHO DHAQAALE EE DALKEENA

0
Adduunyada waa harka labadiisa galin dhaqaaluhuna waxaa ku yimaada isbaddallo soo kabashada dhaqaalahana waxa uu u baahan yahay waxqabat badan iyo dadaal si taasi...

DALAGGA DALKEENA DEEQ NOOGU FILAN

0
Soomaaliya waxa ay leedahay dhul-beereed xadigiisa lagu qiyaasay 8.9 malyan oo hektar, taas oo dalkeena ka dhigaysa in uu leeyahay carro-san oo ku wanaagsan...

Madaxweyne Xasan Sheikh”Soomaaliyeey dhulka yuusan ina dhaafin ee aan difaacano”,

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku sugan yihiin in ay difaacdaan oo...

DOORASHO DADWEEENE IYO DOORKA SHACABKA

0
Africa intabadan waxaa ka dhaca is qab-qabsi doorasho oo mararka qaarkood ay sababaan dagaal sokeeya taasina waxa ay tahay faham la aanta democracy eek...

WARBIXINTA TODDOBAADLAHA EE DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu magaalada London kaga soo qeybgaley shirka caalamiga ee ka hortagga...