Wararka Gudaha

Baarlamanka Carabta oo diiday in lakala gooyo Soomaaliya

0
Bayruut: War rasmi ah oo ka soo baxay mudane Ibraahim Boughali Guddoomiyaha Ururka Baarlamaanka Carabta, isla markaana ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka Qaranka ee Jamhuuriyadda...

Shirka golaha wadatashiga Qaranka oo war-murtiyeed laga soo saaray

0
Golaha Wadatashiga Qaranka oo kulamo xiriir ah ku yeeshay Madaxtooyada Qaranka, ayaa soo saaray War-murtiyeed lagu adkaynayo mowqifka dowladda ee ku aaddan ilaalinta midnimada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhigiisa Jabuuti kala hadlay difaaca midnimada Soomaaliya

0
Jabuuti: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyaddan aan walaalaha nahay Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne...

Azerbaijan oo mar kale xaqiijisay Taageeradeeda Buuxda ee Madax-Bannaanida Dalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Jamhuuriyadda Azerbaijan waxay mar kale xaqiijinaysaa taageeradeeda buuxda ee Madaxbannaanida, Midnimada, iyo Dhul-weynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo la Ixtiraamayo Xuduudaheeda Caalamku Aqoonsan yahay. Aqoonsiga...

Agaasimaha Guud ee HSJ oo daah-furay banbaxa diyaarinta Qorshaha Waxqabadka 2026 ee Adeeg bixinta...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Duhulow ayaa si rasmi ah u daah-furay banbax lagu diyaarinayo Qorshaha Waxqabad 2026 ee...

Madaxda Warfaafinta Hirshabeelle oo tacsi u diray Agaasimaha Guud ee Warfaafinta

0
Miqdisho(Wargeyska Dalka);-Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle, oo ay hormuud ka yihiin Wasiirka Wasaaradda, wasiir-ku-xigeennada iyo dhammaan howl-wadeennada Wasaaradda, ayaa waxay tacsi tiiraanyo leh u...

Shiinaha oo si adag uga soo horjeestay damaca Israa’iil ee Somaliland

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay Dalal iyo hay’ado Caalami ah oo si cad uga soo horjeestay tallaabada ay Israa’iil...

Aqoonsiga qeybo ka mid ah Dal waxa uu khatar gelinayaa Nabadda iyo Amniga Caalamka

0
In ka badan 21 Dal iyo Ururo oo heer Caalami ah iyo mid Gobolleed isugu jira ayaa diidmo adag kala hor yimid damaca Yuhuuddu...

Dibadbax ka dhan ah xadgudubka Israa’iil oo xalay ka dhacay Muqdisho

0
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan, Gobolka Banaadir. Boqolaal ka tirsan...

Madaxweynaha JFS oo kulan wada-tashi ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan looga hadlay ilaalinta Madaxbanaannida , Gobanimada iyo Midnimada Dalka la qaatay qaar ka...