Galmudug oo heshiisiisay beelo ku dagaalamay Galgaduud
Xeraale Wasaarada arrimaha gudaha, federalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug oo ku soo gabagabeysay deegaanka Balihowd oo hoos taga degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud...
Soomaaliya ayaa soo bandhigtay axdiga Qaran ee dhimista wasaqowga hawada
Dubai: Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay axdiga Qaran ee dhimista wasaqowga hawada (NDC). Waa qorshaheedii ugu horeeyay ee looga jawaabayo dhibaatooyinka isbedelka cimiladda.
Tallaabadan muhiimka...
Wasiir Beenebeene: Biyihii daadku waxay burburiyeen 4 ka mid ah shanta ceel biyood ee...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) oo khudbad ka jeediyay shir qaran ay soo qaban...
Gaza : Israa’iil oo duqeymo xiriir ah ku fulisay goobaha rayidka
Ciidamada Israa’iil ayaa duqeymo xiriir ah xalay ka fuliyay marinka Qaza ee dhulka Falastiiniyiinta, waxaana duqeymahaasi ay sababeen khasaarooyin kala duwan oo soo gaaray...
Cali Jeyte Cismaan oo ugu baaqay shacabka Hiiraan inay u midoobaan dagaalka Khawaarijta
Beled weyn:- Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Macawisleyda Cali Jeyte Cismaan ayaa khudbad guubaabo ah ka hor jeediyay boqolaal askari oo ka tirsan...
Dowladda iyo Saaxiibadeeda Caalamka oo ka go’an dhameystirka Khawaarijta (WARBIXIN)
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanayaa saaxiibada caalamiga ayaa howgallo ballaaran ka wada gobollada dalka ee ay khawaarijtu ku dhuumaaleysanayaan, kuwaasi oo lagu dilay Khawaarij...
Sacuudi Carabiya oo bogaadisay guulaha ay dowladda Soomaaliya ka gaartay la dagaalanka argagixisada
Riyaadh:- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ٍSoomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa kulan laba geesood ah la...
Wasiirka Qorsheynta XFS oo Muqdisho kula kulmay Maamulaha Bangiga Addduunka
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Maamulaha Bangiga Adduunka...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya kala hadlay hanaanka deyn cafinta
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta kulan la qaatay Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ahna...
Ciidanka Xoogga Dalka oo horjooge ka tirsanaa Khawaarijta ku khaarijiyay howlgal ka dhacay Gobolka...
Baydhabo:- Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanada Mooda-moode & Daynuunaay ee gobolka Baay, waxaana howlgalka lagu dilay horjooge ka tirsanaa Khawaarijta...










