Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Sheegay in sanadka cusub la qaadi doono dhagxaanta ku jaran...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku dhawaaqay in bilowga sanadka cusub ee 2024 la qaadi doono qeybo badan...
GUDDOOMIYE MARWO SACDIYA OO SHIR GUDDOOMISAY KULANKA GUUD ee GOLAHA SHACABKA BJFS.
Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 6aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS oo Maanta shir Guddoomineysay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo. Sacdiya Yaasiin Xaaji...
XAASID WAA BAHAL”SHEEKO”.
Beri baa waxaa safar isku raacay xaasid iyo damac , waxayna u socdeen nin boqor ah oo maalin walba labo qof kaliya qaabila ,...
TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTII 64-AAD)
Aay-Caddeey dagaalkii gurigeeday kula noqotay. Maalintaas dhawr bakeeri way iska jabisay dhawr jeerna Cumareey bay dambi la’aan dharbaaxyaysay caradii ay aabbihi iyo ciddooda oo...
HOWL AAN LAGUU DIRSAN HA GELIN.
Waxyaabo badan oo ay dadku mararka qaarkood si taxar-la'aan ah u sameyaan ayaa u horseeda haliso naftooda qalqiil geliya oo ay waxyeello culusi ka...
Dowladda UK oo soo dhaweysay warmurtiyeed ay soo saareen DF Soomaaliya iyo Somaliland
Dowladda UK ayaa so dhaweysay warmurtiyeedkii ay si wadajir ah u soo saareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, oo ku saabsanaa shirkii Djibouti ee...
KOOXDA KHAWARIJTA OO CAGTA SAARTAY WADDADII BURBURKA IYO GEERIDA
In ka badan 15 sana oo ay gumaad iyo ragaato ku hayeen shacabka soomaliyeed ayaa iska diiday inay ku sii jiraan dhibtani u diiday...
CIIDAMADA XOOGGA OO DILAY DHOWR KHAWAARIJ AH OO KU SUGNAA BAKOOL
Howlgal ay ciidamada xoogga dalka guutada 9-aad ee gobolka Bakool ka sameeyeen tuulada Makiiney oo 40 KM dhinac Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada xuddur...
BULSHADA SOOMAALIYEED OO TAAGEERO AF IYO ADIN AH LA GARAB TAAGAN DIRIRTA LAGULA JIRO...
Bulshada soomaaliyeed ayaa taageero dhinac walba ah la garab taagan ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa deegaanka sida wada ognahay khawarijta ayaa sanado badan gumaad...
GAARISTA NOLOL QIIMO LEH
Maalin walba waxaad ku soo toostaa rajo iyo qorshe cusub oo la xiriira noloshaada xilliga aad habeenkii gogosha tagtana ka hor inta aadan seexan...










