Wararka Gudaha

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka fuliyay Shabeellada hoose

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 175-aad, guutada 17-aad ee Kumaandooska Gorgor ayaa saqdii dhexe ee Xalay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo cimri daa’in ku xukuntay xubin ka tirsanaa khawaarijta

0
-Maxkamadda Ciidanka qalabka sida ayaa maanta xabsi daa’in ku xukuntay Ibraahim Cusmaan Macallin Abiikar oo ka tirsanaa kooxda khawaarijta ah. Ciidanka Ha’adda Nabad sugidda iyo...

Madaxweynaha dalka oo Khudbad u jeedinaya Baarlamaanka Labadiisa Aqal oo Shir deg-deg ah la...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed mudane, Xasan Sheekh Maxauud ayaa lagu wadaa in maanta uu Khudbad u jeedinaya Baarlamaanka Labadiisa Aqal, kuwaas oo Shir deg-deg...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Ciidamada furimaha ku jira

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, S/gaas Ibraahim Sheekh Muxuddiin Caddoow , ayaa kormeer dhiirri-gelin ah ugu tagay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa difaaca deegaanka...

Golaha Wasiirrada oo shir degdeg ah la’isugu yeeray maalinta berri ah

0
Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa beri shir degdeg ah la isugu yeeray si go’aan looga soo saaro heshiiska la sheegay inuu maanta ku...

Gobolka Banaadir oo guul ka gaaray dhiggiisa Koonfur Galbeed

0
Xulka gobolka Banaadir ayaa guul ka gaaray dhiggiisa xulka kubadda cagta ee dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ciyaar ka tirsan tartanka dowlad gobaleedyada dalka iyo...

Wasiirka Awqaafta XFS oo kulan la qaatay hoggaanada siyaasadda iyo wacyigelinta ee Ciidanka Xoogga...

0
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta  iyo Arrimaha Diinta JFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maanta xafiiska ku qaabiley hoggaanada siyaasadda iyo wacyigelinta ee Ciidanka Xooga Dalka...

Ciidanka xoogga oo gacanta kusoo dhigay xubno katirsan khawaarijta

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Deegaanka ayaa saakay gacanta ku dhigay 2-xubnood oo ka tirsan khawaarijta. Howgalka lagu soo qabtay labadaan nin ee...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigaya wax-qabadka Gobolka Banaadir

0
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xalay ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay wax-Qabadka maamulka gobolka Banaadir oo lagu qabtay xarunta...