Wasaaradda maaliyadda oo ka digtay jabinta nidaamka canshuuraha
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Cabdiqafaar Cilmo Xaange ayaa maanta shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo diiradda lagu saaray arrimaha horumarinta dakhliya...
Wasiir Xoosh oo ka qeybgalay kulanka Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali โ Xoosh ayaa ka qeyb galay, khudbadna kajeediyey kulanka Golaha Wakiillada...
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฎ ๐ข๐ผ ๐๐ฎ ๐ซ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐บ๐ฎ๐ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ง๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ผ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay hannaanka la xisaabtanka Golaha Wasiirrada ee ku...
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Masuuliyiin kale oo gaaray Furimaha Dagaalka Shabeellaha Dhexe
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,oo ay wehelinayaan Xildhibaano, Taliyaha Ciidanka Dhulka, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale ayaa...
Ciidanka NISA oo soo bandhigay xubno katirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay dowladda
Ciidanka Hayโadda Sirdoonka Qaranka ee NISA ee ka howlgala deegaannada Koonfur Galbeed ayaa magaalada Xudur kusoo bandhigay afar dhalinyaro ah oo ka tirsanaa Khawaarijta,...
Ciidanka Xoogga oo howlgal Amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay Gobolka Shabeellada Hoose
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Cumar Beerre iyo deegaannada ku hareereysan oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose, halkaas oo lagu...
Danjiraha JFS ee Shiinaha oo laga guddoomay nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, H.E. Dr. Hodan Osman Abdi, ayaa maanta magaalada Tokyo ugu gudbisay nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo...
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐จ๐จ ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐ค๐ฎ ๐ช๐๐๐๐ข๐ฅ๐๐ฒ ๐๐๐๐๐ข ๐ค๐ ๐ฌ๐จ๐๐๐๐ฒ ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐๐๐ ๐๐d๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ ๐e ๐๐ ๐
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatey Wakiilka Hayโadda Cuntada Adduunka (WFP)...
Madaxda Gobolka Minnesota oo Abaalmarinaya halyeeyada Soomaaliyeed
Minneapolis: Hayโadda(VOS) ee fadhigeedu uu yahay gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, 15-kii sanno ee ugu dambeeyey ka shaqeyneysay horumarinta iyo gacansiinta bulshada ayaa dabayaaqada...
Raโiisul wasaare Xamsa oo furay Barnaamijka isla-xisaabtanka Xukuumadda DanQaran
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay isla xisaabtanka iyo qiimeynta waxyaabihii ka qabsoomay Qorshaha Xukuumadda DanQaran muddadii ay...










