Wararka Gudaha

Golaha Wasiiradda oo Ansixiyey 10 Safiir oo dalalka Caalamka uga hawlgeli doona Soomaliya

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi toddobaadlaha ahaa ku ansixiyay 10 Safiir oo dalkeenna uga howlgeli doona qaar kamid ah dalalka caalamka...

Madaxweynaha Uganda oo qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliya

0
Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa qasriga Madaxtooyada dalka uganda ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin caddow. Taliyaha Ciidanka...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo Gaadiidka gurmadka Caafimaadka ku wareejiyey Jubbaland

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa  labo Gaari oo nooca gargaarka deg degga ah isla...

Guddoomiyaha SODMA oo deeq kala wareegay Safaaradda Turkiye ee Muqadisho

0
Guddomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Safiir ku xigeenka Safaaradda Turkiga ee Muqdisho Md Armağan Ardoğa kala wareegay...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo tababar u soo xiray qaar ka mid ah...

0
Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa tababar u soo xiray hawlwadeeno ka tirsan laamaha dowladda, kuwaas...

Golaha shacabka oo maanta mar kale ka dooday arrimaha siyaasadda iyo go’aanada masiiriga ah...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga 4-aad kulankiisa 16-aad oo ajandihiisu ahaa dhameystirka...

Bandhigga 5-aad ee suuq weynaha Muqdisho oo furmay

0
Mas'uuliyiin ka tirsan dowldda Soomaaliya iyo ganacsato ayaa ka qeybgalay bandhigga suuqweynaha Muqdisho oo sanadkii 5-aad oo xiriir ah lagu qabanyo caasimadda dalka ee...

Guddoomiye Madaale” Shalay dhacdo naxdin leh ayaa ka dhacday Suuqa Bakaaraha waxaana ku waynay...

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in argagixisadu ay yihiin kuwa ka ganacsada dhiigga umadda oo aan wax naxariis ah lahayn. Mudane,...

Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-Madaxweynahe Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in xadgudubka Ethiopia ee badda Soomaaliya aan la aqbali karin, isla markaana aysan Soomaaliya diyaar u ahayn wadahadal...

Hay’adda Tubsan oo Muqdisho ka furtay kulan lagu soo bandhigayay Istaraatiijiyadda Qaran ee ka...

0
Kulan howleed lagu soo bandhigayay wada tashiga dib u eegista Istaraatiijiyadda Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka fekerka xagjirka ah oo ay soo...