Wararka Gudaha

MAXAAD KA TAQAAN HAB-DHAQANKII RASUULKA (N.N.K.H)

0
Nabi Maxamad naxariis iyo nabad galiyo tushiisa ha ahaatee, waxaa uu ahaa mid habdhaqankiisu aad u wanaagsanaa, waxaa uu lahaa sifa kasta oo wanaagsan,...

ADDUUNKU MA AHAN MEEL LAGU WAARO EE WAA MAALMO

0
Diinteena Islaamka waxay noo sheegatay in adduunkan aan joogayno maalmo kooban qof walbana uu ka tagayo maalin maalmaha kamid ah, sidaa daraadeedna ay laga...

RUN BAA REER LAGU DHAQAA (WACYIGELIN)

0
Mar haddii la doonayo in dhidibka loo taago qoys wuxuu ka bilowdaa heshiiska ugu horreeya ee gabadha iyo wiilka. Wuxuu heshiiskaasi ka bilowdaa damac jaceyl...

ISKU RAACDA WANAAGGA IYO SAMAHA SI AAD NOLOL U GAARTAAN

0
Si kasta oo ay buulshadu uga dhisan tahay dhinacyda waxbarashada isla markaana ay leedahay hammi ay ku tiigsato dadyowga kale hadana marna ma muuqaneyso...

DEGMADA BARAWE WAA CAASIMADDA MAAMULKA K/G SOOMAALIYA (QEYBTA 1-AAD)

0
Baraawe, oo sidoo kale loo yaqaan Bravo, waa magaalo degad qadiimi ah oo ku taal gobolka Shabeellada Hoose ee Soomaaliya oo sidoo kale ah...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qayb galay munaasabad lagu taageerayey dib u eegista dastuurka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Hotel SYL kaga qeyb galay munaasabad ballaaran oo lagu taageerayay...

Ciidanka Ammaanka oo Fashiliyey Dhagar qabe ku siday Boorso Walxaha Qarxa

0
Ciidanka Ammaanka ayaa Fashiliyay Boorso lagu soo Qariyay Walxaha Qarxa, oo la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka Degmada Cabdicasiis ee Gobalka Banaadir. Ciidanka NISA ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Madax sare oo ka tirsan Dowladda Maraykanka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay madax sarre oo ka tirsan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hordhigaya midowga Afrika mawqifka Soomaaliya ee ku Aaddan Xadgudubka Itoobiya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb geli Dona Meertada 37-aad ee shir-madaxeedka Golaha Midowga Afrika. Madaxweynaha ayaa gudbin doona mawqifka...

Ciidanka xoogga iyo kuwa deegaanka oo gacanta ku dhigay horjooge ku sugnaa Galmudug

0
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta gacanta ku dhigay Horjooge Saciid Cali Gacamey oo dhibaato ku haayay shacabka ku dhaqan Degmooyinka Ceeldheer...