Wararka Gudaha

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Shirweynaha Caalamiga ah ee Horumarinta Afrika

0
Yokohama:-Wafdiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha Caalamiga...

Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay hindise sharciyeed la xiriiray badqabka nidaamka komputerada ee Soomaaliya

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta ansixiyey hindise sharciyeed ku saabsan badqabka sirta iyo amniga ee nidaamka komputerada Soomaaliya. Kulanka Golaha Wasiirada oo ahaa...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo Galmudug loogu sameeyay xaflad casho sharaf ah

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay ka qeybgalay xaflad casho sharaf ah oo ka dhacday  xarunta...

Shir ku saabsan Istiraatiijiyadda Qaran ee ka jawaabista musiibooyinka oo Muqdisho ka furmay

0
Guddoomiyaha hay’adda maareynta masiibooyinka Qaranka (SoDMA) mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa si rasmi ah u daahfuray Shir heer qaran ah oo socon doonna muddo...

Wasiirka arrimaha dibadda oo sagootiyey danjiraha Masar oo muddo xileedkiisu idlaaday

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jaray xarumo dowladeed oo laga hirgaliyey Dhuusamareeb

0
Dhuusamareeb: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta xarigga ka jaray...

Danjiraha Soomaaliya ee Italy oo ka hadlay Soomaali Dooni kula qalibantay Lampedusa

0
Rome: Safiirka Soomaaliya ee dalka Talyaaniga Danjire Ibraahim Cumar Sheegow ayaa ka warbixiyay qasaaraha ka dhashay labo doonyood oo ku qalibmatay xeebaha Jasiiradda Lampedusa. Tahribayaasha...

Madaxweynaha JFS oo xariga ka jaray xarunta mashruuca Nagaad

0
Dhuusamareeb(SONNA):-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray...

Masuuliyiin booqday deegaanka Xaaji Cali oo uu ka socdo abaabul dagaal oo ka dhan...

0
Masuuliyiin ka tirsan Dowlad-goboleedka Hirshabelle ayaa gaaray deegaanka Xaaji Cali ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Wafdigan ayaa waxa hoggaaminaya Xildhibaan Geeddi Oomane oo ka tirsan Baarlamaanka...

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku fulisay xubno ka tirsan Khawaarijta

0
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku fulisay laba xubnood oo ka tirsanaa kooxaha Khawaarijta. labaddan xubnood ayey Maxkamaddu hore ugu xukuntay xukun...