Wararka Gudaha

Wafdi ka socdo Jaamacadda Carabta oo soo gaaray Muqdisho

0
Wafdi ka socdo Ururuka Jaamacadda Carabta ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana si diiran garoonka Diyaaradaha ugu soo dhoweeyay Xoghayaha Joogtada ah ee...

Maxkamadda Ciidmada oo dil ku xukuntay Askari horay u dilay qof shacab ah

0
Maxkamadda Ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Ex-Dable NISA Badri Cabdiraxmaan Kaahin, kaas oo ku eedeysnaa dilka qof...

Taliyaha CXDS oo booqday Kulliyadaha tababarka Ciidamada dalka Qatar

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Cirka ee XDS General Maxamuud Sheekh Xasan (Dable baylood) ayaa...

Booliska oo war kasoo saaray qarax qasaare geystay oo ka dhacay Muqdiho

0
Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in shan qof ay ku geeriyootay toban kalena uu dhaawac soo gaaray markii ay...

Qatar oo ballan qaadday in ay sare u qaadeyso taageerada CXD Soomaaliyeed

0
DOXA- Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo casuumaad Rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Qatar Sarreeye guud, Salem Bin Hamad...

Soomaaliya oo golaha ammaanka QM hordhigtay gardarada Ethiopia

0
New York: Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan oo khudbad muhiim ah ka jeediyay kulanka golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay uyuu kaga...

Qaramada Midoobay oo bogaadisay horumarka ay Soomaaliya ka samaynayso dhinacyada amniga iyo dowlad dhiska

0
New York: Iyadoo manta khudbad ka jeedinaysay shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Catriona Laing ayaa...

Hay’adda Duulista Rayidka oo digniin adag u dirtay maamulka Waqooyi Galbeed

0
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa maamulka gobolada woqooyi ku eedeysay inuu ku kacay falal xadgudubyo heerarkoodu kala duwan yahay oo lagu carqaladeeyey diyaarado isticmaalayey...

Laba dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta oo lagu qabtay Shabeelaha dhexe

0
Jowhar: Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 3-aad ee qaybta 27-aad ayaa gacanta ku soo dhigay laba dhagarqabe oo miinooyin ku aasayey inta...

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya oo booqday suuqa weyn ee Business Bay Square...

0
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Jabril Ibrahim Abdulle ayaa booqday suuqa weyn ee Business Bay Square Mall isaga oo ay wehliyaan mas’uuliyiin...