Wafdi ka socda Dalka Jabuuti oo soo gaaray laascaanood
Laascaanood:-Wafdi sare oo ka socda Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, ayagoo...
Madaxweynaha JFS oo si weyn loogu soo dhoweeyey Laascaanood
Laascaanood:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan sheekh Maxamuud ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad gobolleedka Waqooyi...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 16-ka Janaayo,2026
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaarey magaalada Laas Caanood ee caasimadda Dowlad Goboleedka Waqooyi...
Safiiradda Soomaaliya iyo Sucuudiga u fadhiya koonfur Afrika oo kulan wada qaatay
Pretoria:-Waxaa Maanta Booqasho Sharafeed Ku yimid Xarunta Safaarada Soomaaliya Ee Dalka Koonfur Afrika Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee dalka Koonfur Afrika Amb Faysal Bin...
Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Laascaanood
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Laascaanood oo xarun u ah Dowlad Goboleedka Waqooyi...
Madaxa SODMA “Maaraynta khataraha masiibooiyinka waa mas’uuliyad qaran oo saran cid kasta”
Guddoomiyaha hey’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in mas’uuliyadda maaraynta khataraha masiiboiyinka aysan ahayn mid ku kooban...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay xubno ka socday hoggaanka dhaqanka ee Puntlan
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa Magaalada Laascaanoon kula kulmay Suldaan Siciid Maxamed Garaase iyo xubno kale...
Madaxda Hey’adaha SODMA iyo OCHA oo ka hadlay xaaladda dalka ee dhinaca abaaraha
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliya Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya ahna Xiriiriyaha Arrimaha Bani’aadamnimada...
Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Waqooyi bari oo shirguddoomiyey kulan looga hadlay sugidda Amniga Laascaanood
Laascaanood:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi bari Cabdulqaadir Firdhiye ayaa caawa shir guddoomiyey shir looga hadlay amniga magaalada Laascaanood oo ay ka dhaceyso munaasabadda caleemasaarka madaxda...
Boqolaal dhalinyaro ah oo isugu soo baxay ololaha is xilqaanka nadaafadda Caasimadda
Boqolaal ka mid ah shacabka, gaar ahaan dhalinyarada Caasimadda, ayaa caawa isugu soo baxay bartamaha isgoyska Taleex, iyagoo muujinaya taageeradooda kacdoonka Nadaafadda iyo Bilicda...










