Wararka Gudaha

IMF oo dhameysay Dib-u-eegistii deyn-bixinta ee Soomaaliya (WARBIXIN)

0
Hey’adda Lacagta Adduunka ayaa soo saartay warbixin ku aadan deyn bixinta Soomaaliya, waxayna u qorneyd sidan:- -Guddiga Sare ee IMF waxay dhamaystireen dib-u-eegistii ugu horreysay...

NIN SADDEX DUCO LA SIIYEY

0
Adduun waa Sheeko iyo Shaahid, Buug uu qoray Qoraaga weyn ee Xasan Yaaquub Baaba Raqiis, ayaan ka soo qaadanay Sheekadan waxayna ku billaabaneysa sidatan: Nin...

KOBACA DHAQAALAHA IYO AMNIGA WAA LABO ISKAABA

0
Ahmiyadda nabadda leedahay ma aha mid dheel dheel ah waxaana lagu tilmaamaa in ay tahay nolol , naruuro , caano iyo naxariis . Sidaa daraadeed...

Ciidanka Xoogga Dalka oo fashiliyey Miino ay khawaarijta ay ku Aaseen meel waddo ah

0
-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaar ahaan Ururka 26-aad Guutada 6-aad Qaybta 60-aad CXDS ayaa fashiliyey Miino ay khawaarijtu ku aaseen waddo aada dhinaca Beeraha...

FAA’IDADA KU JIRTA GANACSIGA IYO CUNISTA HILIBKA DIGAAGGA DABIICIGA AH

0
Digaaga dabiiciga ah wuxuu leeyahay faa'idooyin badan oo ay ugu horayso in laga helo borotiin badan, kaasoo muhiim u ah korriimada murqaha iyo seedaha bini'aadanka. Waxaa...

SADDEX LUGOODLEEY DHIBKEEDA IYO DHEEFTEEDA KEE BAA BADAN?

0
Gaadiidka loo yaqaano bajaajta ayaa dhowr sanadood ka hor ku soo aad ugu soo batay dariiqyada Magaalooyinka waaweyn ee Somaaliya wuxuuna kaalin ka galay gaadiidka...

KOBACA DHAQAALAHA IYO AMNIGA WAA LABO ISKAABA

0
Ahmiyadda nabadda leedahay ma aha mid dheel dheel ah waxaana lagu tilmaamaa in ay tahay nolol , naruuro , caano iyo naxariis . Sidaa daraadeed...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda SODMA

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xalay xarunta Madaxtooyada KGS ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin...

Howlgal qorsheysan oo laga fuliyay gobolka Bari ee Soomaaliya

0
Ciidanka Qaranka oo garab ka helaya saaxiibada caalamiga ah gaar ahaan Mareykanka ayaa howlgal lagu dhabar jabiyay kooxda argagaxisada ee Daacish ka fuliyay gobalka...

Soomaaliya oo laga cafiyay deyntii Ururka Midowga Boostada Adduunka (UPU)

0
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin Cali (Soomaali) oo maalmahaan ku sugnaa Magaalada Geneva ayaa u kictimay Magaalada Berne ee wadanka...