Wasiir Fiqi oo la kulmay madaxda hay’adda nabadda iyo xalinta khilaafaadka
Kulan isbarasho iyo is xog wareysi ah ayaa maanta waxaa uu dhex maray Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Xafiiskiisa Villa Hargeysa ku qaabilay danjiraha Dawladda Qatar u...
Shirkii Guddiga Sare ee Machadka tababarka Garsoorka Soomaaliya oo lasoo gabagabeeyay
Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirkii Guddiga Sare ee Machadka tababarka Garsoorka Soomaaliya oo maalmahan ka socday Caasimadda.
Shirkan oo ay goobjoog ahaayeen mas’uuliyiinta...
Madaxweynaha JFS oo ka qeyb-gali doona shirweynaha 6-aad ee ururka QM u qaabilsan arrimaha...
Nairobi- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya uga qeyb-gali doono Meertada rasmiga ah shirweynaha 6-aad...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo soo gabagabeysay dhageysiga dacwad loo heysto eedeysane Sayid Cali
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwad loo heysto eedeysane Sayid Cali Macalim Daa’uud oo ku eedeysanaa In uu gubay Xaaskiisa Alle...
Xildhibaannada labada Aqal ee BFS oo maanta dood labaad ka yeeshay Cutubka 2-aad ee...
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta shir guddoomisay kulanka 18aad ee Labada Aqal...
Guddoomiyaha hay’adda maaraynta musiibooyinka oo la kulmay madaxda hay’adda USAID
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Hay’adda Kaalmada iyo Hormarinta Caalamiga ah ee...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan saagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee dowladda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan saagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee Dowladda Türkiye u joogay...
Howlgal lagu khaarajiyay 10 dhagarqabe laguna furtay saanad ciidan oo laga fuliyay deegaan hoosta...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo deegaanka degmada Xarardheere ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Baraag- Cali Gaduud ku khaarajiyay 10 dhagarqabe oo ka...
Wasiirka Beeraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Xogahayaha Guddiga la dagaalanka ayaxa ee Hay’adda...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Dr. Mamoon Al Alawi oo ah Xogahayaha Guddiga...










