Faah faahinno ka soo baxaya dagaal ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland ay ku...
Cidanka kumaandooska Danab, gaar ahaan ururka 162aad iyo Guutada Gurmadka ee cidanka nabad sugida Jubbaland ayaa kooxaha khawaarijta u geystay jab xooggan ,kadib markii...
Golaha Ammaanka oo taageeray in Xalka Israel iyo Falastiin uu ku jiro dhismaha 2...
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa taageeray xalka laba dawladood ah oo lagu dhameeyo khilaafka Israa’iil iyo Falastiin ka dib markii Maraykanku diiday...
Roobabkii guga oo inta badan ka bilowday Gobolada Soomaalliya
Roobabkii guga ayaa si rasmi ah uga curtay deegaanno badan oo dhaca gobollada Dalka Soomaaliya,kadib markii maalmihii u dambeeyay ay jireen xaalado daran oo...
DFS oo ka Tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya
Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa dowlada iyo Shacbka dalka Kenya kaga Tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya kaas oo shil diyaarad maanta...
Wasiir Maareeye oo dalka Morocco uga qeyb galay Shirka 33-aad ee Wasiirada Beeraha Africa
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka qayb galay Shirka 33-aad ee Wasiirada Beeraha Africa, oo lagu...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo daahfuray shir looga hadlayo la dagaalanka fekerka xagjirka...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay shirka saddex biloodlaha ah ee Madasha isku xirka hawlaha ka hortagga iyo la...
Ciidanka Booliiska ilaalada Xeebaha Soomaaliyeed oo tababbar ku qaatay Markab dagaal oo laga leeyahay...
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Booliiska iyo Hawlgalka Ciidamada Badda Midowga Yurub ee Soomaaliya loona yaqaano (ATALANTA) ayaa fuliyay layli mideysan ay ku qaateen Markabka dagaalka...
Ciidanka NISA oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa hawgal ku dilay 9 xubnood oo khawaarij...
Bay(SONNA):-Ciidanka NISA Iyo Kuwa deegaanka oo iskaashanaya ayaa burburiyay Saldhig ay Khawaarijta kulahaayeen Tuulada Taflow oo 28km Dhanka Koonfur kaga beegan Degmada Berdaale ee...
Shirka Golaha wasiiradda XFS oo lagu ansixiyey Saddex heshiis oo wada galeen Soomaaliya iyo...
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ay wada gaareen Dowladaha Soomaaliya iyo...
Ciidanka Xoogga oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa hawgal ku dilay 9 xubnood oo khawaarij...
Bay:-Ciidanka Xoogga Dalka Iyo Kuwa deegaanka oo iskaashanaya ayaa burburiyay Saldhig ay Khawaarijta kulahaayeen Tuulada Taflow oo 28km Dhanka Koonfur kaga beegan Degmada Berdaale...










