Wararka Gudaha

Soomaaliya iyo Kuwait oo iska kaashanaya tababarka Diblomaasiyadda

0
Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh ayaa Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Kuwait kula...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku baaqday in la joojiyo dagaallada sokeeye ee ka...

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ay dirirtu ku dhexmartay qaybo ka...

Markab dagaal oo laga leeyahay Turkiga oo soo gaaray dekedda Muqdisho

0
Markabkii ugu horeeyay ee nooca dagaalka ah lagana leeyahay dalka Turkigu ayaa maanta kusoo xirtay dekeda magaalada Muqdisho, iyadoo lagu wada munaasabad heerkeedu sarreeyo...

SOOMAALI SOOMAALIYA BAA LEH

0
SAREEDO HADDEY KU WAARTO, HADDII SILIC IYO DHIB GAARO SAMAANTEED IYO XUMAANTEED SOOMAALIYA SOOMAALI BAA LEH       Marka la leeyahay Soomaaliya soomaali baa leh ilaa...

MADAXWEYNE XASAN SH.“CID AWOOD U LEH IN AY BIXISO CAD KA MID AH DALKA...

0
Heshiiskii is-afgarad ay dhexmaray Dowladda Ethiopia iyo Somaliland ee Jannaayo 1, 2024 lagu gaaray magaaladda Adis Ababa, waa waxba kama jiraan aan laheyn saldhig...

SALAADA IYO CAAFIMAADKA AADANAHA! (QEYBTA 1-AAD)

0
Waxa aan shaki ku jirin in diinta islaamku ay tahay mid wadata mucjisooyin iyo wax badan oo mudan cibra-qaadasho, waxaan jeclahay in aan halkan...

QISO KU SAABSAN ABUURKII UMMUNAA XAAWA CS (QEYBTA 2-AAD)

0
Sidee ayay ku ogaatay Malaa’igtu in Ibna Binu’Aadan dhulka fasahaadin doonaan? Malaaigtu waxay ku garatay arrinkaa wakhtigii hore dhulka waxa ku noolaan jiray jin,...

QISADII NABI AADAM CS (QEYBTA 3-AAD)

0
Cabashadii Nebi Aadan iyo Muuse:- Waxay weriyeen Bukhaari iyo Muslimba in uu Abu HJurreera (RC) soo weriyay in uu rasuulku (CSW) yidhi:- ( Nebi...

Wasiir Xoosh oo kulamo kala duwan la yeeshay madaxweynayaasha DG Galmudug, KG iyo Hirshabeelle

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta  caasimadda Muqdisho kulammo salaan iyo isxogwareysi...

Diblomaasiyiinta ku sugan Itoobiya oo walaac ka muujiyay xaaladda sii xumaaneysa ee gobolka...

0
Ka dib markii dhawaan iska hor imaadyo rabshado wata ay ka dhaceen degmada Raya Alamata, ee ku taal Koonfurta Tigray, ayaa waxaa soo ifbaxaya ...