Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta qaatay Kaarka Codbixinta Doorashada
Muqdisho(Wargeyska Dalka) :- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ka qaatay kaarka codbixinta doorashada Dowladaha...
Madaxweynaha JFS ayaa ka tacsiyeeyey geerida Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Puntland
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, bulshada Puntland iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, kaddib...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐asaaraha XJFS ayaa ๐ฑ๐๐ซ๐ข๐ ๐ ๐ ๐ค๐ ๐ฃ๐๐ซ๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐ซ๐๐ฑ๐ ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐ก๐๐ซ๐ข๐ข๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฑ ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐๐
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- ย Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Caawa ka qeyb galay munaasabad xarigga looga jarayey Masraxa Prof. Shariif...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo furay Kalfadhiga 35-aad ee Hayโadaha Sare Ciidamada...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa maanta furay Kalfadhiga 35-aad ee Hayโadaha Sare ee Ciidamada Heeganka Afrikada Bari...
Raโiisul Wasaasare kuxigeenka Dalka oo saaka qaatay Kaarka Cod-bixinta Doorashada
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Raโiisul Wasaare Kuxigeenka XJFSย Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta ka qaatay Kaarka Cod-bixintaย Gudigga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka, xilli dhawaan la...
Wasiirka beeraha iyo wasiirka shaqada iyo shaqaalaha ayaa kormeer ku tegay degmada Hawlwadaag...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka , Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), iyo Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Prof. Saalim Caliyow Ibroow ee...
Raโiisul Wasaare KuXigeenka XFS oo xalay la caweeyey bulshadda, kuna boorriyay ka qeybgalka doorashada
Raโiisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xalay la kulmay bulsho ka kala timid degmooyinka Magaalada Muqdisho, isaga oo...
Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibedda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Serbia
Belgrade:-Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Isaak Mursal, ayaa kulan rasmi ah la yeeshay dhigiisa Wasiirka Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda...
Guddoomiyaha guddida doorashooyinka oo marti ku ah Barnaamujka dood furan
Barnaamijka Dood Furan oo maanta ay Warbaahinta Qaranka ku qabatay Muqdisho, waxaa ka qeybgalaya Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariin Axmed Xasan.
Shacabka caasimadda oo kulankan...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warbixinta Toddobaadlaha ee
Dowladda Federaalka Soomaaliya.
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib dalka ugu soo laabtey kadib markii uu dalka Qatar uga soo qeybgaley Madasha...










