Wasiirka warfaafinta oo qaabilay danjiraha Talyaaniga
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Talyaaniga u fadhiya...
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya iskaashigooda dhinaca horumarka
Nairobi:ย Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay shirka laba-geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya,...
๐ช๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐๐ ๐๐ฆ๐๐๐๐ฅ๐ฆ๐๐๐ก๐ง๐ ๐ข๐ข ๐๐ ๐๐จ๐๐ ๐๐ฌ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐๐ก๐๐๐ ๐๐ ๐ฆ๐ข๐ข๐ ๐๐๐๐๐ฌ๐
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS ๐ซ๐ถ๐น๐ฑ๐ต๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐นl๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐น๐ถ (๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ) ayaa kulan la qaatay ku simahaย Safiirka Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya Mr. Chen...
Aqoon is-weydaarsi looga hadlayo xal u helidda barakacayaasha oo ka furmay Kismaayo
Agaasimaha Waaxda Yaraynta Saboolnimada iyo Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Marwo Zahra Cabdi Maxamed, ayaa faah-faahin buuxda ka bixisay...
Duqa Muqdisho oo Premier bank ku amaanay doorka uu ka qaadanayo dib-u-casriyeynta Caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ku amaanay Premier bank doorka uu ka qaadanaaya dib-u-casriyeynta Caasimadda iyo...
Raโiisul Wasaare Xamsa oo la kulmay madaxweyne ku xigeenka Kenya
Raโiisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya Rigathi Gachagua.
Labada masโuul ayaa waxay...
Shir weyne ku saabsan maaraynta hubka oo lagu qabtay Muqdisho
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane C/fitaax Qaasim ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirweyne ku saabsan maaraynta hubka, rasaasta iyo walxaha qarxo.
Shirkan oo...
Taliyaha ciidanka dhulka ee XDS oo gaaray Baydhabo
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Dayax Cabdi Cabdulle ayaa gaaray Taliska Qaybta 60-aad ee magaalada Baydhabo.
Taliyaha ayaaย salaan sharaf ka qaatay cutubyo...
Soomaaliya iyo Libiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood
Tripoli- Raโisul wasaaraha dalka Libiya Mudane Abdulxamid Debibah, ayaa la kulmay wafdi ka socday dowladda federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Lataliyaha Sare Madaxweeynaha Jamhuuriyadda...
Wasaaradda Qorsheynta XFS iyo hayโadda USAID oo Muqdisho ku qabtay kulan dib u eegistii...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Ahna Ku-simaha Wasiirka, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali iyo Madaxa Hayโadda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka...










