Wararka Gudaha

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo la kulmay Xeer ilaaliyeyaal cusub oo ku soo...

0
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaakulan la qaatay Xeer Ilaaliyeyaal dhawaan la qaatay iyo Xeer Ilaaliyeyaashii hore Xafiiska uga shaqeynayay. Kulanka...

Ciidanka Xoogga oo hawlgalo ka fuliyey deegaano ka tirsan gobolka Baay

0
Baay:-Ciidanka Xoogga Dalka Howlgal qorshaysan ka Fuliyey Deegaano ka tirsan Gobalka Baay oo Ay Maleshiyada Al Shabaab u aheyd Goobo lagu Aruuriyo Askareynta Caruurta...

Ra’iisul wasaare kuxigeenka XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Uk u jooga Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Mike Nithavrianakis,...

Soomaaliya iyo Cumaan oo kala saxiixday iskaashi dhinaca Kalluumeysiga ah

0
Cumaan:-asiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan ayaa is afgarad (MoU) la saxiixday dhigiisa wasiirka...

Taliye Sulub oo tababar u soo xiray ciidan ka tirsan Booliska

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa tababar u soo xiray 70 Askari oo cusub oo ka mid noqonaya qeybta hab-maamuuska gaar...

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo ansixiyey hindise Sharciyeedyo dhowr ah

0
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey hindise sharciyeed,siyaasad,xeer iyo heshiisyo iskaashi oo kala ah;- 1. Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare...

Xujey hor leh oo gaaray magaalada Maka Al-mukarama

0
Iyadoo wali ay socoto daabulidda Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkaan gudaneysa waajibaadka Xajka ayaa Waxaa magaalada Barakeysan ee Madiina ka ambabaxay Gaadiid ay saaran yihiin...

Qaramada Midoobay oo liiska cunaqabateynta ku dartay 3 xubnood oo khawaarij ah

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa go’aamiyay in cunaqabatayn lagu soo rogo saddex hoggaamiye oo ka tirsan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ee Soomaaliya,...

UNICEF: Ku dhowaad 10 Milyan oo Carruur Ethiopian ah ayaa waxbarasha la’aan soo wajahday

0
Colaadaha iyo dagaalka aan kala joogsiga lahayn ee uu maamulka Abiy Axmed geliyay goboladaha kala duwan ee dalka Itoobiya ayaa sababy in carruurta dalkaas...

Wasaaradda Xajka Sacuudiga oo hakisay bixinta rukhsadaha Cumrada

0
Wasaaradda Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in la hakiyay bixinta rukhsadaha Cumrada ee loo marayo codsiga waxa loo yaqaano Nusuk,...