Wararka Gudaha

Wasiirka Caafimaadka oo Daah Furay Ololaha Tallaalka Cudurka Gowracatada

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): – Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan iyo gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo kormeer shaqo ku tegay degaanno dhaca jiinka Webiga Shabeelle

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka): Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa kormeer shaqo ku tegay deegaanno ku yaalla...

Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga oo ka qaybgalay Madasha Heshiiska Xorta ah ee Qaaradda Afrika

0
Marrakech (Wargeyska Dalka):  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Axmed Cabdullahi (Abukaate), ayaa ka qaybgalay shirkii labaad ee Madasha...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo daahfuray tababar loo qabanayo howlwadeennada doorashooyinka

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka):  Guddoomiye Cabdikariin Axmed Xasan ayaa  si rasmi ah u daahfuray tababar ballaaran oo loo qabanayo in ka badan 4,000 oo howlwadeen,...

Wasaaradda duulista hawada oo ku dhawaaqay mashaariic lagu horumarinayo garoonka Aaden Cadde

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, oo ay weheliyaan saraakiil sare oo ka tirsan...

Hay’adda Isgaarsiinta oo daah-furtay mashruuc xoojinaya amniga Internet ka

0
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Jaamacadda SIMAD, iyagoo kaashanaya Hay’adda Amniga Saaybarka Malaysia, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Faraca Soomaaliya ee Xarunta...

Taliyaha Ciidanka Dhulka Rwanda oo Muqdisho lagu soo Dhaweeyay

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Taliyaha Ciidanka dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee...

Golaha Shacabka oo Akhrinta koowaad marsiiyay Hindise-sharciyeedka dhisidda Hay’adaha Adeegga Saadaasha Hawada

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 22-aad. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha...

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo Wada-tashi ka Furay Nidaamka Xeer-Dajinta Dowladda

0
Muqdiso(Wargeyska Dalka):- Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa daahfuray kulan aqoon-is-weydaarsi ah oo ku saabsan hagaajinta iyo horumarinta...

Duqa Magaalada Muqdisho oo Dhagax-dhigay Mashaariic Muhiim u ah Dadweynaha ku nool Caasimadda

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda dhagax-dhigga xarumo muhiim u...