Wasiirka Ganacsiga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hay’adda UNDP ee Soomaaliya
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hay’adda UNDP ee Soomaaliya Mr. Lionel Laurens oo...
Taliyaha Ciidanka Booliiska oo sagootiyay sarakiil tababbar aqoon kororsi loogu qaaday dalka dibadiisa
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa maanta Xaflad Sagootin ah ugu sameeyayay Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed saraakiil iyo kormeerayaal ka...
Tiradii ugu badneyd ee khawaarij ah oo isku soo dhiibay laamaha ammaanka
Horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta ee isku soo dhiibaya dowladda ayaa aad u batay maalmahan, kuwaas oo sheegay inay u adkeysa waayeen dhibaatooyin...
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo bilaabeyso dhageysiga dacwad loo heysto Sayid Cali oo horay...
Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah bilaabeysa dhageysiga dacwad loo heysto Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo Maxkamadda Gobolka Banaadir ay ku xukuntay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Seerbiya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta gelinkii dambe xafiiskiisa Villa Hargeysa ku qaabilay Ergeyga...
Wasiirka arrimaha Gudaha XFS oo kormeer shaqo ku tagay xarunta hey’adda NIRA
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Md. Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo ay wehliyaan wasiir ku xigeenka Wasaaradda, Md. Cabdixakiim Ashkir, Agaasimaha guud ee wasaarada...
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka oo Shir uga qayb galay Talyaaniga
Italy:-Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo hor-kacayay Wafdi Ka kala socday Wasaaradda...
Shir lagu xoojinayo Amniga Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir Gudoomiyay Shirka Amniga Caasimadda iyo kor u qaadida bilicda caasimadda Muqdisho.
Shirka waxaa...
Wasiirka Amniga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya,...
DFS oo soo dhaweysay war-murtiyeedka ka soo baxay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda G7
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa ay soo dhowaynaysaa war murtiyeedka ka soo baxay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda G7 ee ku qabsoomay Jasiiradda Capri ee dalka...










