Wararka Gudaha

Wasaaradaha waxbarashada iyo amniga oo kulan la qaatay kormeerayaasha imtixaanka dugsiga sare

0
Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo wasiirka amniga gudaha mudane Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa shir guddoomiyey kulan...

Guddiga Qaran ee xuska maalmaha xorriyadda oo kormeeraya goobaha qabanqaabadu ka socoto

0
Wasiirka arrimaha gudaha dowladda FS Cali Yuusuf oo ah guddoomiyaha guddiga Qaranka ee todobaadka xorriyadda oo ay wehliyaan xubnaha guddiga ayaa kormeeray goobo kala...

Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Ankara kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga Hakan Fidan oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka iyo...

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgallo iyo wacyi gelin ka wada degaanka Buulo Xaaji

0
Kismaayo- Taliyaha Ciidanka kumaandooska Danab ee Jubbaland, Carab Dheeg ayaa shacabka deegaanka Buulo-Xaaji ka ballan-qaaday in deegaanka aysan Khawaarij ku soo laaban doonin, isagoo...

Guddiga qaban-qaabada maalmaha xorriyadda oo Muqdisho ku yeeshay kulankoodii labaad

0
Guddiga qaban-qaabada maalmaha xorriyadda 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo ayaa maanta markale Muqdisho ku yeeshay kulankoodii labaad si ay u dardar geliyaan howlaha loo...

Waa la soo hoobanayaa (WARBIXIN)

0
Markii la doortay ayuu Madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud uu sheegay in uu dagaal adag la gali doono Al-shabab oo uu jilcin doono ka hor...

Madaxweyne Guudlaawe oo shacabka Hirshabeelle ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan la dagaallanka...

0
Warsheekh-Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shacabka ku dhaqan Hirshabeelle ugu baaqay in ay kaalin mug leh ka qaataan wejiga...

Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir oo shacabka ku boorriyay in laga qayb qaato la...

0
Warsheekh- Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa shacabka ku dhaqan degaanka Ceeloow ee hoos taga degmada Warsheekh ku boorriyay in...

Xildhibaan Cabdimaalik Cabdalla” Waxaan idin kaga mahadcelinayaa sida aad isaga difaacdeen Khawaarijta,”

0
Wafdi uu hoggaaminayo xildhibaan Cabdimaali Cabdalla oo ay ka mid yihiin saraakiil ciidan iyo odayaal dhaqan oo safar dhanka dhulka uga soo amba-baxay magaalada...

Ibraahim Sheekh Aaden oo ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka dowladdaka

0
Waajid: Ibraahim Sheekh Aadan oo magaca afgarashada Khaawaarijta dhexdeeda looga yaqaano yahay (Yowkoyow) ayaa isku soo dhiibay laamaha ammaanka degmada Waajid ee gobolka Bakool. Ibraahim...