Wararka Gudaha

NISA oo gacanta ku soo dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka oo si dhaw ula socday isku dayo ay Khawaarijtu si dhuumaaleysi ah baad ugu weydiisaneysay xubno ganacsato...

Ra’iisul wasaaraha XJFS oo daah furay barnaamijka “Hooyo u Hiilli Qarankaaga,”

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray barnaamijka “Hooyo u Hiilli Qarankaaga,” kaas oo lagu muujinayo kaalinta muhiimka ah...

Wasiirka Amniga gudaha oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxa howlgalka IOM ee Soomaaliya

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AAbdullahi Sheikh Ismail – Fartaag ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa howlgalka IOM ee Soomaaliya Frantz Celestin,...

Laamaha amniga Buulo-mareer oo fashiliyey Miino ay Khawaarijta ku Aaseen waddo u dhaw Beeraha

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaar ahaan Ururka 26-aad Guutada 6-aad Qaybta 60-aad CXDS ayaa fashiliyey Miino ay khawaarijtu ku aaseen waddo aada dhinaca Beeraha...

IMF oo dhameysay Dib-u-eegistii deyn-bixinta ee Soomaaliya (WARBIXIN)

0
Hey’adda Lacagta Adduunka ayaa soo saartay warbixin ku aadan deyn bixinta Soomaaliya, waxayna u qorneyd sidan:- -Guddiga Sare ee IMF waxay dhamaystireen dib-u-eegistii ugu horreysay...

NIN SADDEX DUCO LA SIIYEY

0
Adduun waa Sheeko iyo Shaahid, Buug uu qoray Qoraaga weyn ee Xasan Yaaquub Baaba Raqiis, ayaan ka soo qaadanay Sheekadan waxayna ku billaabaneysa sidatan: Nin...

KOBACA DHAQAALAHA IYO AMNIGA WAA LABO ISKAABA

0
Ahmiyadda nabadda leedahay ma aha mid dheel dheel ah waxaana lagu tilmaamaa in ay tahay nolol , naruuro , caano iyo naxariis . Sidaa daraadeed...

Ciidanka Xoogga Dalka oo fashiliyey Miino ay khawaarijta ay ku Aaseen meel waddo ah

0
-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaar ahaan Ururka 26-aad Guutada 6-aad Qaybta 60-aad CXDS ayaa fashiliyey Miino ay khawaarijtu ku aaseen waddo aada dhinaca Beeraha...

FAA’IDADA KU JIRTA GANACSIGA IYO CUNISTA HILIBKA DIGAAGGA DABIICIGA AH

0
Digaaga dabiiciga ah wuxuu leeyahay faa'idooyin badan oo ay ugu horayso in laga helo borotiin badan, kaasoo muhiim u ah korriimada murqaha iyo seedaha bini'aadanka. Waxaa...

SADDEX LUGOODLEEY DHIBKEEDA IYO DHEEFTEEDA KEE BAA BADAN?

0
Gaadiidka loo yaqaano bajaajta ayaa dhowr sanadood ka hor ku soo aad ugu soo batay dariiqyada Magaalooyinka waaweyn ee Somaaliya wuxuuna kaalin ka galay gaadiidka...