Duqa Muqdisho oo soo dhoweeyay guulaha is-daba joogga ah ee ay gaartay dowladda FS
-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Madaxda Qaranka ugu mahad celiyay guulaha isdaba joogga ah ee ay...
Diyaaradda Air Egypt oo duullimaad ka billaabaysa Muqdisho
War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda duulista dalka Masar ayaa lagu shaaciyay in Diyaaradda Air Egypt ay Soomaaliya ka billaabeyso duullimaad ay todobaadkii 2...
IIMAANKA IYO WAXYAABAHA KOBCIYA
Kow: Quraanka, Aqri Quraanka, Baro macnihiisa, fahan Xikmadaha Alle SWT uu inoogu sheegayo, fuli wax kasta oo Alle ina farayo ee Quraanka ku xusan....
CABSIDA ALLE AYAA IF IYO AAKHIRABA LAGU BADBAADAA (QEYBTA 1-AAD)
Allaah ka cabsigu waa darajo aad u sareysa oo aanu gaari karin qofka ku dheehan xumaanta kana fog wanaaga, sidaa daraadeed, Ruuxa Muslimka ahi...
TUBTA LOO MARO HORUMARKA IYO NABADDA
Soomaalidu waxay ku maahmaahda talo adigaa ku nool ee ayadu kuguma noola haddii talo wanaagsan la waayo wixii la qabtaahi waa talo xumo.
Waxaa muhiim...
SIFEYNTA KHAWAARIIJTU WAA CIBAADO
Khawaariij sideedaba waxaa la dhahaa burcad Diineed kuwaas oo si khaldan ugu fasira ugana dhaadhiciya dadka Diinta jacel balse aan aqoon badan u lahayn,...
HADDII LA HELO DERISEYN DEGMO IYO BOLIIS WADA SHAQEEYA WAX BADAN BAA AMNIGA ISKA...
Horta kaalay aan ku su’aale xamar waa imisa degmo, degma kastana waa imisa laamood, laan kastan waa imisa waaxood, waax kastana waa imisa fallar,...
QARAHA DALKEENA WUU KA BAXAA INTAAN FAA’IIDANA WAA LAGA HELAA (QEYBTA 1-AAD)
Xab-xabka ama qaruhu dhadhan ahaan waa mid macaan, Waxa ku jirta oo keliya 49 kaalori, iyo faytamiino Sida Faytamiin A, B Iyo C, Waxa kale oo ku jira Macdano ay ka mid yihiin Potassium iyo Megnisuin.
Faytamiin...
Khawaarijta oo Jab xooggan lagu gaarsiiyay Ceeldheer
Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed iyo Ciidammada Deegaanka ayaa saakay jab xooggan u geystay Maleeshiyada kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab oo waaberigii hore ee...
Sacuudi Carabiya oo shaacisay in dalkaasi ay gaareen 1.2 Milyan oo Xujey ah
Tawfiiq Al-Rabiah, Wasiirka Xajka iyo Cumrada Sacuudiga, ayaa shaaca ka qaaday in ku dhawaad 1.2 milyan oo xujey ah oo ka kala yimid dalal...










