Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub Baarlamaanka Carabta

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Ururka Baarlamaanka Carabta Mudane Maxamed...

๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž JFS ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐ฒ๐๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š

0
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya wuxuu ku guuleystay in uu ku biiro ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐“๐š๐ฅ๐จ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐ฒ๐๐ค๐š ee lagu magacaabo RAMP, isagoo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay dhiggiisa Sucuudiga

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya,...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo furay mashruuca Bile

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta ka furay mashruuca Bile oo ay iska kaashanayaan shirkadda Tabaarak, Shabakadda Waxbarashada iyo Cilmibaarista...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wasiirka Xiriirka Dhaqaalaha iyo Horumarinta Jarmalka

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa Magaalada Washington DC ee Dalka Mareykanka kulan muhiim ah waxa uu kula yeeshay ๐๐ข๐ž๐ฅ๐ฌ ๐€๐ง๐ง๐ž๐ง...

Xubno ka tirsan Guddiyada Aqalka sare oo yeeshay Aqoon iswaydaarsi

0
Xubnaha Guddiyada arrimaha Bulshada iyo khayraadka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay Aqoon is-waydaarsi ku saabsan Gaaritaanka Yoolka Hormarka Waara...

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Shacabka Soomaaliyeed uga Mahadceliyay la Shaqeynta Ciidanka

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyay dadaallada joogtada ah ee ay ku bixinayaan gacansiinta Ciidanka Boliiska,...

GUDDIGA SHAQAALAHA RAYIDKA OO BILAABAY DIIWAANGELINTA MACALLIMIINTA QARANKA

0
ayadoo laga duulaayo siyaasadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xukuumadda Danqaran, oo aheyd sare u qaadida tayada waxbarashada iyo...