Ra’iisul wasaare Xamse oo bulshadda Soomaaliyeed ugu hambaleeyay bilashadda munaasabadda Ciidul Adxa
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciidda Adxaa awgeed. dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada...
Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo dallacsiiyay ciidan Qur’aanka kariimka ah xifdiyay
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa dhawaan qaatay tallaabo lagu dhiiragalinayo askarta ka tirsan ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee xifdisan qur’aanka kariim, waxaana...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ka tacsiyadeeyey geerida Gaashaanle Maxamed Nuur Sheegow
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Gaashaanle Maxamed Nuur Sheegow (Maad...
Wasiirks Amniga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay kuxigeenka Ergeyga gaarka ah QM ee Soomaaliya
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Raisedon Zenenga, ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kulan la qaatay Hoggaanada Ciidanka
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta kulan looga hadlayay dardar galinta howlgallada la qaatay hoggaannada Ciidanka Xoogga Dalka.
S/gaas Ibraahim...
Wafdi ka socda Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay kuxigeenka Duqa magaalada Hague
he Hague:-Wafdi ka socda Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar oo safar shaqo ku jooga Magaalada The Hague (Denhaag) ee xarunta siyaasadda...
Luzern(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo...
Luzern:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo ku saabsan arrimaha nabadda, amniga caalamiga ah iyo ganacsiga. Kulankan...
Taliyaha Ciidanka Booliiska oo Rwanda uga qayb galay qalin jabinta Saraakiil ka tirsan Ciidanka...
Kigali:-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa dalka Rwanda uga qeybgalay Xaflad ay ku qalinjabinayeen Saraakiil ka tirsan booliska Soomaaliyed.
Saraakiishaan ayaa bartay...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo daahfurtay qorsho loogu talalagalay in lagu dhaqmo 5-sano
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Ahmed Sayid Mohamed ayaa daah furay qorsho istiraatiiji ah oo loogu talagalay in hey’addu ay...
Dowladda Soomaaliya oo ku howlan qorshe lagu dhisayo garoon diyaaradeed oo cusub
Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya Axmed Macalin Xasan ayaa shaaca ka qaaday in ay socdaan qorshe Magaalada Muqdisho loogu dhisayo garoon cusub oo qabilsan...









