Shirka hoggaaminta bahda cadaaladda oo maalintii labaad ka socda kismaayo
Waxaa maalintii labaad galay aqoon isweydaarsiga ku saabsan hoggaaminta wax ku oolka ah ee hoggaanka sare ee bahda Cadaaladda iyo Garsoorka Soomaaliya oo shalay...
Xeer Ilaaliyaha Qaranka: “Waa in si deg deg ah warbixin looga keenaa wixii ka...
-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed faray in looga baahan yahay in ay warbixin dhameystiran ka...
Madaxda dunida oo cambaareeyay isku day dil oo lala beegsaday Donald Trump
Hogaamiyayaasha dunida ayaa taageero u muujiyay madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Mr.Donald Trump, ka dib markii la isku dayey in lagu khaarajiyo isu soo...
Ciidanka Xoogga oo fashiliyay miinooyin khawaarijtu ku aastay wadada isku xirta Mesagawaay iyo Baraag...
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan Khawaarijta ka wada bariga gobolka Galgaduud ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan miinooyin ay Khawaarijtu ku aaseen wadada...
Boliiska Soomaaliya oo soo xiray Faadumo Qaasin Maxamed oo ku kacday falal anshax-darro ah
Taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in caawa lasoo xiray Faadumo Qaasin Maxamed oo loo yaqaano (Faadumo Kaftan).
Qoraal kasoo baxay Taliska...
Madasha hoggaaminta ee Hoggaanka sare ee bahda Cadaaladda iyo Garsoorka Soomaaliya oo Kismaayo ka...
Kismaayo- Hoggaanka sare ee bahda cadaaladda Soomaaliya oo ay ugu horreeyaan wasiirka cadaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud, Xeer ilaaliyaha guud...
Taliska Ciidanka Asluubta oo faah-faahin dheeri ah ka bixiyay dhacdadii xabsiga Dhexe ee Xamar
Afhayeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Cabdiqani Maxamed Qalaf oo warfidiyeennada la hadlaya ayaa faahfaahin ka bixiyey shaqaaqaddii maanta ka dhacay gudaha xabsiga Dhexe ee Xamar,...
10 ka tirsan Khawaarijta oo hawlgal Hiiraan ka dhacay lagu dilay
Baladweyne: Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta weerar culus ku qaaday koox Khawaarij ah oo si dhuumaaleysi ah ku soo gashay deegaanka...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan Duco ah u qabatay Marxuum Maxamed Cali Xaamud
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta oo ah Sabti, kulan duco ah u qabatay Allah u naxariistee, Marxuum Maxamed Cali Xaamud, oo...
Ciidanka Ammaanka oo soo gabagabeeyey howlgalkii ka socday Xabsiga Dhexe
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeyay howlgalka maxabiis ka dhex dagaalantay Xabsiga Dhexe ee Xamar, waxaana la toogtay 5 nin oo isku dayey inay...










