KA GANACSIGA QAADKA OO NOQDAY HOWL MAALMEED
Maalin kasta waxaa u shaqo taga howlaha qaadka dumar iyo rag dhalinyaro ah oo ku howlaha arrimaha jaadka ama qaadka.
Mootooyin Bajaaj badan ayaa ka...
HANNAANKAN SAAMILEYDA EE DHAQAALAHA IYO GANACSIGA
Tan iyo markii dalka ay ka dhaceen dagaaladu dalka somaaliya ee ay burburtay dowladdii dhexe waxaa dalka aad uga hirgalay ganacasi ku dhisan iskaaashi...
SIDEED U DHISI KARTAA MUSTAQBAL-KAAGA?
Qorshaha waa kii Allaah waayo adigu waxaa tahay qof aadami ah adigu ma qorsheyn kartid laakiin waxaa lagaaga baahan yahay dadaal aad la timaado.
Dad...
In ka badan 50 Khawaarij ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Galgaduud
Hawlgal qorshaysan oo ay galabta ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay ka fuliyeen inta u dhaxeysa deegaanada Mesegawaay iyo Cawsweyne ee gobolka Galgaduud...
Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey xadka Baay iyo...
Baydhabo: Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyed gaar ahaan guutada 8-aad ee qaybta 60-aad ayaa hawlgal sieyn ah waxay ka sameyeen deegaanada dhaca buuraleyda iyo dhulka...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Sheegay in jid dheer loo soo maray dib-ucasriyeynta hannaanka maaliyadda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in jid dheer loo soo maray dib-u-casriyeynta iyo hayaanka horumarinta hannaanka maaliyadda...
Guddoomiyaha SODMA oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Cunnada Adduunka ee (WFP)
Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Cunnada Adduunka WFP ee QM, oo uu...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay warbixinta maamulka maaliyadda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay warbixinta maamulka maaliyadda dalka oo ka...
Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhaweeyay dalka Finland
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala) oo howla shaqo u socda ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay...
Howlgallo lagu khaarajiyay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo ka dhacay G/Hiiraan
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Howlgallo ka dhan ah Khawaarijta kawada maalintii 3-aad deegaanno hoostaga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, halkaas oo laga saaray maleeshiyaadka...










