Ciidanka Xoogga oo toogtay dhagarqabe,isla markaana qabtay sahay ku socotay khawaarijta
Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan magaalada Mesagawey ee gobalka Galgaduud ayaa saaka toogtay dhagar qabe ka tirsan Argagixisada kaas oo lagu qabtay koontaroolka...
Golaha Amniga Qaranka oo soo saaray awaamiir ku saabsan Xakameynta Hubka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo uu yeeshay...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo kulan hordhac ah la qaatay bulshada Caabudwaaq
Caabudwaaq= Wasiirka Amniga Gudaha XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray degmada Caabudwaaq, ayaa kulamo hordhac ah la qaatay...
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ee Golaha Shacabka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka shanaad ee Guddiga Joogtada ah oo...
Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag Dhaqidda oo cunaqabateyn ku soo rogay shakhsiyaad gacan saar...
Guddiga Qaran Ee Ka-hortagga Lacag Dhaqidda iyo La-dagaalanka Maalgelinta Argagixisada (GQKLDH/LMA) ayaa soo saaray liiska cunaqabateynta maaliyadeed ee qaran, oo lagu beegsanayo kooxda argagixisada...
Maxkamadda sare ee ciidamada oo markale xukuntay Qoslaaye iyo kooxdiisii
Maxkamadda Sare ee Ciidamada QS ayaa xukunno kala duwan ka soo saartay Taliyihii saldhiga Heliwaa Ex-dhamme Cabdifataax Maxamed Xasan Qoslaaye iyo Kooxdiisii oo mid...
Shirka Golaha Wasiirada XFS oo looga hadlay Amniga iyo Arrimaha Xajka
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu dhageystay warbixinno kala duwan oo ku saabsan xaaladda guud ee...
Waxgaradka degmada Luuq oo qaaday tallaabo dhiiri-gelineysa dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta
Luuq: Odayaasha iyo waxgaradka Degmada Luuq ayaa Saraakiisha Ciidamada qalabka sida ku wareejiyay dhowr-neef oo geel ah, kuwaa oo qayb ka ah Geel badan...
Isra’el oo Gaza ku dishay 81 qof 24-kii saac ee u dambeeyay
Wararka ka imaanaya Gaza ayaa sheegaya in ugu yaraan 81 ruux lagu dilay weerarro Israel ay ku bartilmaameedsatay guryo la degan yahay iyo xarumaha...
Ciidamada XDS oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay gobolka Gedo
Luuq: Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidanka Booliiska ayaa howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta ka sameeyay inta u dhexeeysa degaanka Shaataloow iyo degmada Luuq ee gobolka...










