KHEYRAADKA DABIICIGA AH EE SOOMAALIYA
Soomaaliya wax-soo saarkeeda aad ayuu u horeeyay, waqtigii nabadda , waxayna soo saari jirtay waxyaabo badan oo kala duwan, sida sonkorta, hilibka, caanaha, qudaarta,...
GANACSIGA SOOMAALIYA OO DHOWR TILLAABO HORAY U QAADAY
Soomaaliya waxaa Ka jiro hormarro ganacsi oo ay sameenayaan ganacsatada Soomaaliyeed ee ku kula sugan dalka iyo dibadaba waxaana laga dareemayaa horumarrada ganacsi suuqayada...
QIIMA BEELKA QOYSKA MAXAA U SABAB AH?
Qoysku waa isha Bulshadu ay ka soo farcanto waana waajib in lagu dhiso sida saxda ah ee ay Diinteena Suubban qabto si loo helo...
Ra”iisulwasaare kuxigeenka oo furay Shirweynaha Dalxiiska Soomaaliya
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daahfuray Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka...
Wasiirka Amniga XFS oo furay shirka Qorshaha shanta sanno ee Haya’adda Socdaalka
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa furtay shirka isku-xirka Howlaha iyo Fulinta Qorshaha shanta sano ee soo socoto kaas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho...
Shidaalka ugu horreeya oo laga qodi doono Mareeg ilaa Hobyo (WARBIXIN)
Sannadkii 2020-kii, shirkadda sahaminta ee Norway, TGS, ayaa ku qiyaastay in qeyb ka mid ah badda Soomaaliya uu ku jiro keyd Saliid oo ku...
Shirka Dalxiiska Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay
Waxaa goordhawed Muqdisho ka furmaya shirweynaha Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda, shirkadaha dalxiiska iyo marti sharaf kale.
Shirkaan...
MINDI AAN AFLAHEY WAXBA MA GOOYSE EE AMNIGA ADKEEYA
Maqaalkaan oo ah mid ku saabsan wacyigelin amni toosin iyo bararujin
Amniga gobolka banaadir waxaa maalmahaan dambe ka muuqda mad madoow iyo jilicsanaan iyo...
GUUL IYO GUULDARRO WAA LABO IS GARABYAAL
Wey sahlan tahay sida guul lagu helo, laakiin waxaa adag sida lagu haysto qofku markii uu guuleysto ee uu farxad iyo marqaan uu is...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Aljeeriya, Mudane Cabdulmajiid Tabbuun, isagoo ugu hambalyeeyey dib-u-doorashadiisa.
2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la...










