Wararka Gudaha

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka oo dilay in ka badan 20 Khawaarij ah

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya geesiyaasha ciidamada degaanka ayaa guul weyn ka gaaray dagaal ka dhacay deegaanka Boos Hareeri ee gobolka Shabeellaha Dhexe....

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay guullaha laga gaaray la dagaalanka Khawaarijta

0
Madaxweyne Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Jimcada kula tukaday masuuliyiinta Dowladda iyo shacabka, Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka, ayaa...

Madaxweynaha Georgia oo warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Ankara

0
Danjiraha Sooaaliya u fadhiya Turkiga Fatxudiin Cali Ospite ayaa waraaqaha aqoonsiga ee danjiranimo u gudbiyey Madaxweynaha Joorjiya (Georgia) Mudane Mikheil Kavelashvili. Danjirahaan ayaa sidoo kle...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadaan, isla markaana ugu baaqey inay is taageeraan oo gacmaha is...

Soomaaliya oo diyaarineysa ergay dhex-dhexaadiya dhinacyada isku haya Suudaan

0
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Cali Balcad oo u waramay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dhowaaan la magacaabi doono ergay u howlgala sii ambaqaadidda...

Ciidanka Suuriya oo dilay kooxo daacad u ah Bashaar oo ku sugnaa Latakiya iyo...

0
wakaaladda wararka ee Stept ee fadhigeedu yahay dalka Suuriya ayaa ku warrantay in ciidammada dowladda ay dileen ku dhawaad ​​70 dagaalyahanno taageersan taliskii hore,...

Xukuumadda Soomaaliya oo mamnuucday in hub lala galo garoonka Aadan Cadde

0
Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo la hadlay warbahinta qaranka ayaa sheegay in go’aanka lagu mamnuucayo hubka ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo shirguddoomiyey kulan looga hadlayo Amniga Caasimadda

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) ayaa...

Wasiir-kuxigeenka warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shir uga qayb galay dalka Jarmalka

0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo ay wehliyaan Safiirka Soomaaliya ee dalka Jarmalka Ambassador Cabdicasiis Farabadane,...

Haya’adda duulista oo war ka soo saartay Garoonka diyaaradaha ee Baardheere

0
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa beenisay warar been abuur ah oo laga faafiyey Garoonka Diyaaradaha Baardheere. war qoraal ah oo ka soo baxay Haya’adda duulista...